War saxaafadeed ay Beesha ABSAME ka soo saartay xiisadda ka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
War saxaafadeed ay Beesha ABSAME ka soo saartay xiisadda ka
War saxaafadeed ay Beesha Absame ka soo saartay xiisadda ka aloosan Jubooyinka
By: Xiis udan xiisudan@yahoo.com
KU: Saxaafadda iyo war baahinta
KU: Umadda Soomaaliyeed ee dulmiga neceb
KU: Wadamada ku bohoobay IGAD
KU: Dawladda ku meelgaadhka ah
OG: Salaadiinta iyo ugaasyada beesha Absame
OG: Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Absame
OG: Culimawdiinka iyo indheer garadka beesha Absame
OG: Mutacalimiinta iyo aqoonyahanada beesha Absame
UJ: Cadayn mawqifka beesha Absame ee gobolada Jubooyinka
1- Kadib markay beesha Absame aragtay nidaamka iyo cadaaladda ay maxkamaduhu ka aslaaxiyeen magaalo madaxdii umadda Soomaaliyeed ee ay ku amar ku taaglaynayeen mudada lix iyo tobonka sano ah dagaal oogayaashii madaxa kaga taagnaa shacabka
2- Kadib markay dawladda ku meel-gaadhka ah nabad ay Soomaaliya ka aslaaxiso daayoo ay la safatay dagaal oogayaashii kala gaabiyay umadda Soomaaliyeed oo uu Bari Hiiraale ka mid yahay, goÂ’aansatayna inay wadanka ku soo horqaado cadowgii qaranka Soomaaliyeed
3- Kadib markay cadaatay in labada garab ee maanta Soomaaliya isku hayaayi ay kala wataan laba nidaam oo Maxkamaduhu aaminsanyihiin in kitaabka Alle la is ku xukumo garabka kalana rabo nidaam gacan ku samays ah oon Illaah raali ka ahayn
Ayaa beesha Absame waxay qaadatay inay la safato cida aaminsan ku dhaqanka diinta Alle,
sidaa daraadeed waxay beeshu deegaamadeeda ( J/dhexe, J/hoose, Gedo iyo Bakool) gacmo furan ku soo dhawaynaysaa maxkamadaha islaamiga ee uu hor kacayo Sheekh Xasan Turki.
Waxaan faraynaa dhamaan bulshada Absame dal iyo dibadba inay taageero hiil iyo hooba ah la garab istaagaan nidaamka Islaamiga ah ee laga hirgalinayo guud ahaan geeska Africa gaar ahaanna Soomaaliya.
Waxaan u sheegaynaa Bare Hiiraale inuu hubka dhigo dhib laÂ’aanna uga baxo magaalada Kismaayo inta uu jaaniska haysto una noqdo deegaankii uu ka yimid hadii kale uusan heli doonin meel uu ku baxsado marka xoogagga maxkamadaha ee uu hor kacayo Sheekh Xasan Turki laadka ku dhuftaan.
Si loo baajiyo dagaal sokeeye oo dhex mara beelaha wada daga gobolka Gedo, waxaan walaalahayaga beesha Sade uga digaynaa inay gacan siiyaan ama u hiilyaan Bare Hiiraale oo ah nin dulmi ku jooga deegaan uusan u dhalan rabana inuu ku soo hor-qaado ciidamo shisheeye.
Waxaan sidoo kale uga digaynaa dawlada Cabdullaahi Yuusuf inay soo dhex gasho kacdoonka lagaga takhalusayo Bare Hiiraale oo xoog ku haysta dhul uusan u dhalanin, hadii ay taasi dhacdana waxay beeshu taageeri doontaa wax kasta oo ka dhan ah dawladda ku meel gaadhka ah.
Waxaan uga digaynaa ciidamada ajinabiga ah inay soo galaan guud ahaan ciida Soomaaliyeed gaar ahaanna deegaannada beesha Absame hadii ay taas ka dhaga adaygaanna waxaan u sheegaynaa inaan la jihaadayno.
Waxaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed u soo jeedinaynaa qaadashada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka oo ah midda kaliya ee cadaalad iyo nabad waarta lagaga islaaxin karo dhexdeena.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Samatr, I have been reading the clan section
Seriously though, I don't see this ICU as a religous movement, but a isbaheysi of qabiils. Why is ICU being selective of where it establishes "courts" Why haven't the people of lower shabelle been given a leadership role in the "courts" Why are they allowing Turki as the leader of Kismayo and not have a leader from the people in the lower shabelle region be a leader in their own community? How can they convince the massess that Indhacadde is legit?
In Mogadishu, the sharia or islamic ruling are implemented based on the location you are in, it is selective.
For 2 years Somalis were confering in Kenya. What ever the outcome, it was agreed to have a transistional period. Now instead of transistional period, we will have another vicous circle of wars.
Barre Hiraale is not going to give up that easily, and Abdullahi Yusuf will not either.
Ad finally, I beleive in the separation of Dawald and Masajid. The xeer and taliban wannabes need to retreat to their chanting quarters.

Seriously though, I don't see this ICU as a religous movement, but a isbaheysi of qabiils. Why is ICU being selective of where it establishes "courts" Why haven't the people of lower shabelle been given a leadership role in the "courts" Why are they allowing Turki as the leader of Kismayo and not have a leader from the people in the lower shabelle region be a leader in their own community? How can they convince the massess that Indhacadde is legit?
In Mogadishu, the sharia or islamic ruling are implemented based on the location you are in, it is selective.
For 2 years Somalis were confering in Kenya. What ever the outcome, it was agreed to have a transistional period. Now instead of transistional period, we will have another vicous circle of wars.
Barre Hiraale is not going to give up that easily, and Abdullahi Yusuf will not either.
Ad finally, I beleive in the separation of Dawald and Masajid. The xeer and taliban wannabes need to retreat to their chanting quarters.
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
talibans waneebees, are ten times better, than any other warlords, who stayed in power, atleast thnx to those talibans wanebees, are we back on the map, do you know how many countries, are still shocked, they know that somalis iney ihiin ciyaar ciyaar, and those who are anti uncle sam, are all supporting the icu, why do you think that the media, and the western world are focusing on the icu, why should they do that, if they knew that they were warlords, unless they are scared of somaliweyn, unless they are scared islam, unless they are scared of collapsing of ethopia,but like always some somalis are still want to be hypicrotits
- Kramer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4342
- Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
- Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
- Contact:
This is a good move from Absame aka Ogadens
because the world will soon be divided Muslim vs Non-muslims
ppl there is no more tribes and democratism/communism ---the world is coming to two types --and that is Islam and non islam
so don't be stupid --stop accusing IUC of qabiliism --when in fact its the government that was build on 4.5 tribes --somalia is more than 4.5 tribes --and u can tell that everyone is calling the government weak and IUc powerful.
I was born in kismayo and I allow the UIC to come there.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 347 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 19 Replies
- 3138 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 23 Replies
- 1862 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 29 Replies
- 2500 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 5 Replies
- 872 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 1034 Views
-
Last post by Shift
-
- 21 Replies
- 3721 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 24 Replies
- 1870 Views
-
Last post by Queen_Arawello