MAJERTEEN BIGGEST LIE SO FAR: READ IF YOU WANNA LAUGH BIG
Posted: Thu Sep 28, 2006 1:56 pm
Idamaale News
Markab ka soo ambabaxay Dalka Eritrea oo Maxkamadaha u siday Maleeshiyaad Ajnabi ah ayaa Waxaa Weerar ku Qaaday oo Laayay Diyaarad laga leeyahay Dalka Talyaaniga, Arintaasoo u Muuqata mid Biloow u ah Beesha Caalamka oo u soo Jeesatay Somalia.
Markabkaan ayaa la sheegay inay saarnaayeen Rag isugu jira Pakistan,Afghamistan, Yemen, Oromo, Eritrean iyo Rag Soomaali ah oo hogaanka u hayay soo daabulida Maleeshiyaadkaan Ajaanibka ah.
Magaalooyinka Kismanyo iyo Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inay buuxdhaafiyeen rag aan soomaali ahayn oo dalka dibadiisa uga yimid in ay Maxkamdaha gacan siiyaan, waxayna badankood baadi goob ugu jiraan sidii ay Saldhigyo ciidan uga samaysan lahaayeen dalka soomaaliya.
Maleeshiyaadka ajaanibta ah ayaa lagu sheegay inay u badan yihiin Qowmiyada Oromada oo tababaro Ciidan ku soo qaatay Dalka Eritrea, waxaase si aan xad lahayn uga sii badanaya Rag iyagu ka soo jeeda Asiada fog iyo Afghanistan oo iyagu Mutadawiciin ah.
Xaalada Dalka soomaaliya aya uÂ’eg mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa ragaan maanta lagu laayay Badaha soomaaliya inay hordhac u noqoto Dowladaha Reer Galbeedka oo si toos ah u soo faragaliya arimaha Somaliya.
Sheekh Xasan Turki ayaan isagu qarin lana gaban inay la socdaan Maleeshiyaad Ajaanib ah, oo ay ka mid yihiin Maleeshiyaadkooda gacanta ku siinaya weerarada ay ku qaadayaan Magaalooyinka waawayn ee soomaaliya si ay awoodooda Ciidan ugu balaariyaan