TFG MEETS SOMALILAND IN ADDIS ABABA?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

TFG MEETS SOMALILAND IN ADDIS ABABA?

Post by fagash_killer »

an other sad day for somaliland Crying or Very sad

Kulan Qarsoodi ah oo Itoobiya ku Dhexmaray Cabdillaahi Yuusuf iyo Wefti Somaliland ah
Addis Ababa

(Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo weftigii uu hoggaaminayey oo hadda ku sugan magaalo-madaxda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa la sheegay inay kulan gaar ah Isniintii habeen hore la yeesheen Cabdillaahi Yuusuf Axmed, Madaxweynaha Soomaaliya loogu soo dhisay dalka Kenya.

Ma jiraan warar xaqiijinaya jiritaanka kulankaas iyo waxyaabihii ay labada dhinac kaga wada hadleen.

Hase yeeshee, sida ay tibaaxeen ilo xogogaal ah oo ku dhow-dhow magaalada Addis Ababa, waxa uu kulankaasi ahaa mid labada dhinac kaga arrinsanayeen guud ahaan arrimaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday mandaqadda Geeska Afrika, gaar ahaanna dhaqdhaqaaqa ay Soomaaliya ka wadaan Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho.

Warku waxa uu intaa ku daray in kulanka labada dhinac iskula soo qaadeen sidii talo iyo mowqif midaysan uga yeelan lahaayeen awoodda xoogagga Islaamiyiinta ah ee liddiga ku ah labadooda maamulba, isla markaana ay wadajir uga samaysan lahaayeen awood caabidda Maxaakiimta Muqdisho, kuwaas oo maamulka Somaliland iyo xukuumadda Cabdillaahi Yuusuf u arka in ay daba-dhilif u yihiin Maraykanka iyo Itoobiya.

Kulanka Cabdillaahi Yuusuf iyo weftiga Somaliland ayaa waxa wararkaasi sheegeen in uu ahaa mid qabsoomiddiisa hore loo sii qorsheeyey oo ay ka shaqaysay xukuumadda Addis Ababa.

Xubnaha weftiga Somaliland oo dalka ka ambabaxay Sabtidii toddobaadkan, ayaa ujeeddada safarkooda Itoobiya waxa ay ku sheegeen in uu yahay mid la xidhiidha arrimo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee mandaqadda iyo saameynta ay ku yeelan karaan Somaliland, kuwaas oo ay tilmaameen in ay kala soo xaajoon doonaan masuuliyiinta dawladda Addis Ababa iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye iyo weliba ururo caalami ah, waxa ay ku soo beegantay saacado yar kadib markii Cabdillaahi Yuusuf iyo wefti uu hoggaaminayey ay isla gelinkii dambe ee Sabtidii magaalada Baydhabo ka qaadday diyaarad khaas ah oo ay dawladda Itoobiya u dirtay.

Jamhuuriya Online
User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Post by kkk47 »

i wonder how those die hard eeydoors will react

if their so-called leaders well come A/yusuf in

Hargeisa, Laughing Laughing Laughing

i think some of you will commit suicide Laughing
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Post by Somaliman% »

smelly land OVER AND OUT Arrow
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Laughing Laughing game over
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Hadii Somaliland La Siyaasad Noqoto Cabdilahi Yusuf Waxay Lumisay Qaranimadii
Daoud Gilingil — --- — 18 October, 2006
--------------------------------------------------------------------------------

Hadii Somaliland la siyaasad noqoto Cabdilahi Yusuf waxay lumisay qaranimadii ay lahayd iyo dhexdhexaadintii arimaha Somaliya. Somalilandna waxay ka dhigaysaa meel looga taliyo Ethiopia

Waa markii ugu horeysay ee wafti ka socda Somaliland wada hadal la galo xukumad u aqoonsan in ay tahay maamuul hooseed oo ka tirsan maamuulka guud ee federalka Somalia taas oo sharaf dhac iyo qadarin laÂ’aanba ku ah shacab weynihii soo doortay xukumada Riyaale. hadii ay dhab noqotana waxay jabinaysaa xeerkii muqadaska ahaa ee Somaliland kaas oo dhigaya in aan xukumada Somaliland wax wada hadal ah la gali Karin koox ka mida kooxaha isku haya Somalia inta aanay aqoonsi u haynin Somaliland. Iskaba daa cabdilahi yusuf oo uba arka Somaliland gobolka tirsan maamuulka federalka Somalia ee uu sheeganayo..

Waxay Somaliland ku furaysaa mowjado siyaasadeed oo khalkhal galin karaba waxa run ahaantii laga amiinsanaan karo maamuulka Somaliland markay noqoto in uu yahay dawlad madexbanaan oo dhinacna ay iskaga riixdo sidii hore looga bartay arimaha gudaha ee Somalia iyo cid kasta oo isku haysa in aanay taageero iyo garab midna siin ee ay dhexdhexaadka ahaato taaso u muuqata mid sii lumaysa

Macnaha siyaasadeed ee laga dhadhan san karo kulanka caynkan oo kala ah iyo waxaa soo dadajiyey in wakhtigan Somaliland kulan caynkan oo kale ah la gasho xukumada Somalia ayaan u muuqan in badan oo dadwaynaha reer Somaliland ah in ay jirto khatar wayn oo la odhankaro waa lama dhafaan keensankarta in la raadsado saaxiibo hore cadow kula ahaa in ay garab kaa siiyaan cadowga kugu soo wajahan wakhtigan. Balse kulankan caynkan oo kale ah waa mid daba ka eriya oo ay wado Ethiopia. Waxayna dad badan ula muuqataaa in Somaliland loo samaynayo cadow cusub iyadoo indhaha laga qarsanaayo khatarta ugu way nee qaranimada iyo jiritaanka somalilandba halis ku ah oo ah Puntland iyo Cabdilahi Yusuf. Waxay ka dhigaysaa in Somaliland ay ka raadinayso danteeda siyaadeed faaiido wayn oo la taaba karo oo ay soo wadana Somaliland maha mid soo muqata ee waxay tani siii bildhaaminaysaa uuun tuhumo hore oo la qabay oo ahaa in hogaanka wakhtigani aanu dalka ka lahayd dan iyo shaato toona balse u u raadinayo kolba wixii loola yimaado isagana looga abaal marinayo dhici taanka kulanka caynkan oo kali ahina waxay Somaliland ka dhigaysaaa in ay gabi ahaanba wareejisay haybadeedii, dawladnimo, qaranimadeedii iyo madexbanaanidii ay la soo taagnayd tan iyo maalintii ay goÂ’ day.

Heshiis kasta oo cusub oo dhigay in Somaliland iyo xukumada Cabdilahi Yusuf la walaaleeyo waa mid saqiirinaysa gabi ahaanba jiritaanka Somaliland. Somalialnd ka dhigaysa mid aan u madexbanaanayn hawleheeda siyaasadeed marka ay noqoto cida ay la saaxiibayso iyo cida ay cadow u ah balse Somaliland waxay ka mid noqonaysaa uun mid maamuulka Ethiopia u yeedhin karo wax wale wixii uu doono taaso iyana lumin karta qadiyada Somaliland ay ku doonayso in ay hesho ictiraaf calamiya.

Ethiopia oo ay u hirgasho in ay Somaliland u dirawaliso meeshii ay doonto iyana waxay sii fogaynaysaa himilada shacbiga Somaliland oo ayahooda iyo masiirkooda dawliga ah ay hogaanka u qabato dawlad u aragta Somali gabi ahaanba in ay u tahay cadowgeeda kowaad si kasta oo ay isku kala saran marna isma qaban karaan in la kulan siiyo istaragiyada Ethiopia ay ka leedahay Somalia iyo dhab ahaan waxay rabaan Somaliland oo ah dawlad leh hogaan u madexbanana hawlihiisa siyaasadeed Manaha ah in hadyad loo siiyo himilada dadweynaha Somaliland waxay rabaaan markay noqoto masiirkooda in lagu badalo saxiibtinimada Somaliland ay la leedahay Ethiopia oo intii uu jiray iskaashiga ay la leedahay Somaliland Ethiopia waxay Somaliland ku wayday heshiiskaasi uu ka badan yahay waxay ku heshay Ethiopia

Somaliland oo dibad ka joogta xurgufta siyaasadeed ee ka taagan Somalia waxay sumcad u yeelan lahayd dalka oo dhan waxayna soo jiidan lahayd indhaha bulshada calaamka u oo u arki lahaa in Somaliland ay mudan tahay ictiraaf calaamiya balse imika sida Somaliland arimaheeda gudaha loogu dhex qasayso kuwa Somaliya ee laga dhigayo in labada maamuul ee Somaliland iyo ka cabdilaha yusuf ay soo wada waajahday khatar Midowga Maxkamadaha ahi ayaa la odhan karaa waa hadimo siyaasadeed midi ugu waynayd ee lagu dumin lahaa Somalialnad.

Daoud Gilingil

gilinigl@hotmail.com
User avatar
Luckyy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 389
Joined: Fri Nov 05, 2004 9:47 pm
Location: Somaliland: The LaNd Of PeAcE

Post by Luckyy »

Faqash foto

First of all F off.....n stop this obsession u have 4 somaliland, u r nothing bu Xasid bastard whom maybe Riyale raped his MOM in Borama Laughing n u r the product of that rape, then that explains why u trying so hard 2 score some points with HIM Rolling Eyes

Second of all, to all those simple Faqash kids.....this is politics is called enemy of my enemy is my friend........NOT that somaliland love afbijo but they can use him if needed Laughing ....dont b focing surprised if afbiijo asks political asylum in somaliland.............n somaliland grant him ......cuz they have common Enemy aka Maxkamada............

enough political lessons 4u 2night kids Arrow
User avatar
maria from west side
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4694
Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
Location: Iceland
Contact:

Post by maria from west side »

He's a sheegato, qabiil malee, dabayshu la soqdaa. Embarassed
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

Whats the big deal the foreign minister of the federal government of Xaargeysa met his president Cabdulaahi Yuusuf aka Beer Caag:lol: Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

i know i know truth can hurt somethimes Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”