US wants to lift army Embargo on Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

US wants to lift army Embargo on Somalia

Post by COSTA »

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay taageersan tahay fikradda Ciidamo-u-dirista Soomaaliya

Khamiis, November 23, 2006(HOL): Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Mareykanka oo lagu magacaabo Tom Casey ayaa sheegay in Dowladdiisa ay soo dhaweyneyso fikaradda ciidamo nabad ilaalin ah loogu dirayo dalka Soomaaliya, waase haddii buu yiri ay xaaladda wax ka bedelayaan.



Afhayeenka waxaa uu intaas ku daray in ay Qaramada Midoobay ka socdaan wada hadallo arrintaas laga leeyahay, isagoo intaas ku daray in Hindisaha Ciidamo u dirista Soomaaliya uu horay u soo gudbiyay Midowga Afrika.



Hayeeshee Tom Casey waxaa uu sheegay in Dowladdiisa ay si weyn u daneyneyso in ay aragto Soomaaliya oo xasiloon, dagaallo aysan ka jirin, isla markaana ay ka jirto dowlad shaqeyneysa.



Afhayeenka waxaa uu hadalkiisa ku sii daray in markii ugu horeysay ay arrinta ciidamo u dirista ka timid IGAD iyo Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, wuxuuse caddeeyay in uusan jirin qorshe ciidamo loogu dirayo Soomaaliya, marka laga reebo in ay wada hadallo arrintaas ku saabsan socdaan.



Hadalkan ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Khubarro ka tirsan Midowga Yurub oo Brussels shir ku yeeshay ay sheegeen in Dowladda Mareykanka uu u ololeynayo in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran, si ay u sahlanaato in ciidamo loo diro Soomaaliya, waxayna khubarradu sii saadaaliyeen haddii ay taasi dhacdo in ay keeni karto dhibaato ka dhacda gobolka geeska Afrika.



Si kastaba arrintu ha ahaatee Dalalka IGAD ee la doonayo in ay ciidamo nabad ilaalin ah u diraan dalka Soomaaliya ayaan qudhooda isku raacsaneyn in ciidamo loo diro Soomaaliya, waxaana ilaa iyo haatan caddeystay in ay Ciidamo dirayaan Dalalka Itoobiya, Suudaan iyo Uganda, halka dowladaha Jabuuti, Kenya iyo Eretrea aysan la dhacsaneyn Ciidamo loo diro Soomaaliya.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Post by eyes-only »

That was obvious from the start. They got more troops in the region and want to use the African idiots to attack and gain control of Somalia.
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

EYES ONLY

JIHAAAAAAAAAAAAAAAAD ON THE CRUSADERS Laughing
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by Steeler [Crawler2] »

I wonder if the US Government wants to hire me as a mercenary to lead a group of Somali Askaris in the hunt for Aweys head? That would be cool.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”