Page 1 of 1
salaan sare walaalayaal
Posted: Wed Dec 13, 2006 2:38 pm
by cali geeljire
ii warama dhamaantiin. magacay gu waa cali waxan ahay nin reer hargeysaad ah oo habar yoonis ah. dhawaan ayaa lagayaabaa inaan igriis ka imaado tuyar oo nu walaalo nahay baa odeygeeydii igu soo galin doonta. markaa walaayaal ii soo duceeya
waad wada salaamantihiin
walaalkiin cali
Posted: Wed Dec 13, 2006 3:12 pm
by Qumanyoo
soo dhaaf!

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:21 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
limited soomaali^

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:30 pm
by Qumanyoo

enemy warya isttob watchin me

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:32 pm
by cali geeljire
qumayo maxaad ku qoslaysaa naa
Posted: Wed Dec 13, 2006 3:34 pm
by Qumanyoo
enemy adeero

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:37 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
nayaa ninka dhaaf waa rageedi

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:40 pm
by Qumanyoo

i kno enemy
he scares me tho

Posted: Wed Dec 13, 2006 3:46 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Posted: Wed Dec 13, 2006 3:48 pm
by Qumanyoo
waar breeze adigoo!
