GalMudug Defense Forces Prepare Offensive
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
GalMudug Defense Forces Prepare Offensive
The GDF are preparing for the offensive to liberate Bandiiradley, Gelinsoor, Cadaado, Guuriceel, Dhusamareb from the terrorists.
Xiisad colaadeed oo haatan ka taagaan aagga Bandiiradleey ee gobolka Mudug, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada golaha maxkamadaha Islaamka iyo ciidamada Cabdi Qayb-diid.
Hobyonet. Muqdisho. Jimce, Dec 22, 2006
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, ayaa tilmaamay in ciidamada labada dhinaca ee isku horfadhiya Bandiiradleey ay billaabeen dhaqaaq meleteri oo xoogan, iyadoo cabsiga laga qabo dagaal goobtaasi ka qarxa ay cirka isku sii sahreereyso.
Ciidamada maxkamadaha, ayaa waxa la sheegay in ciidamo dheeraad ah ay ka so gaareen dhinaca gobolka Gal-gaduud, kadib markii Cabdi Qayb-diid oo gobolka Mudug ciidamo ku aruursanyey ay soo gaareen hub la sheegay in uu kaga yimid dhinaca dalka Itoobiya.
Cabdi qaybdiid, ayaa waxa uu horey u sheegay in uu dagaal ku qaadi doono ciidamada golaha maxkamadaha Islaamka ee jooga gobolka Mudug, oo uu ku eedeeyey inay duulaan ku yihiin gobolkaas.
Ciidamada maxkamadaha, ayaa waxa ay dhawaanahaan wadeen howlo ay dadka tuulooyinka uga dhaadhicinayeen sidii ay ugal qayb gali lahaayeen dagaalka ay kala soo horjeedaan ciidanka Cabdi qayb-diid oo ay sheegeen in uu kaashanayo Itoobiyaan.
Xiisaddan haatan ka taagan deegaankaasi, ayaa waxa dadk ku sugan goobta ay hobyonet u xaiiqjiyeen in goor alba uu dagaalka qarxi karo, maadaamada xalay diyaar garow weyn ay labada dhinacba sameeyeen.
Cabdi Qayb-diid oo ka mid ahaa hoggaamiyaashii awoodda looga saaray magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu yahay hoggaamiyaha keli ah ee weli qorsheynaya inuu dagaal kala horyimaado ciidamada maxkamadaha ee gobolada dalka ku sii baahaya.
Axmed Daahir
Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya
Maslaha1@hotmail.com

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1399 Views
-
Last post by galia
-
- 22 Replies
- 2016 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 919 Views
-
Last post by xidigow
-
- 1 Replies
- 350 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by newsbot
-
- 15 Replies
- 2057 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 21 Replies
- 3348 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 574 Views
-
Last post by xoogSADE14