KISMAYO IS LIBERATED by cidamada beerxaani!!!!!!!!!!!!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

KISMAYO IS LIBERATED by cidamada beerxaani!!!!!!!!!!!!!!!

Post by sadeboi »

Ciidamado taabacsan wasiirka gaashaandhigga xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo joogay degaanka Beerxaano oo u dhow magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay soo galeen magaalada Kismaayo, kadib markii maamulkii hore ee ka talin jiray degaanada jubbooyinka ay kaga baxsadeen doomo magaalada Kismaayo oo ay u baxeen dhanka jasiirada RAS KAMBOONI.

Ciidamadan soo galay oo sheegay inay rasmi ah ugu tirsan yihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaliya ayna inta ka horreysa sugayaan ammaanka magaalada, iyo iyaga oo sidoo kale sheegay inay sugayaan ciidamo ka socdo dowladda federaalka Soomaliya oo dhowaan soo gaari doono magaalada Kismaayo. Ciidamadan soo galay ayaa waxaa ay sheegeen inay ciidamadii midowga maxkamadaha ay ka tageen gaadiid dagaal oo gaaray ilaa iyo 50meeyo, ayna ku wareejin doonaan ciidamada dowladda oo seddex aag kaga soo socdo magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa muddo ku dhow 24 saacadood aysan ka jirin wax maamul ah, iyada oo 40 meeyo ka haray ciidamadii midowga maxkamadaha ee gobalka jubbada hoose ay qaar ka mid ah ay u baxeen dhanka Jilib, halka kuwa kalena ay si caadi ah u joogaan magaalada Kismaayo. Ciidamadii midowga maxkamadaha ee ku sugnaa degaanada gobalka jubbooyina ayaa la sheegay inay intoodii badnaa ay baneeyeen goobahii ay joogeen, halka qaarkoodna la sheegay inay u baxeen dhanka xuduudaha.

Maleeshiyada midowga maxkamadaha ee gobollada jubbooyinka ayaa dil fool xun ka geystay xeebta magaalada Kismaayo inta aysan ka bixin magaalada Kismayo. Marxuum la oran jiray Cismaan Maxamuud Cismaan (dhagaweyne) oo ahaa wakiil diyaaradda Djibouti ee Puntland oo ay ciidamada maxkamadaha Kismaayo kale dageen diyaarad uu la socday oo ku hakatay magaalada Kismaayo, ayaa meydiikiisii laga helay xeebta magaalada Kismaayo. Eheleda marxuumka ayaa Kismaayo ka sheegay in falkaan arxanadarrada ah ay geysteen maleeshiyooyinkii maxkamadaha oo falal noocaas oo kale ka fuliyey degmada Buaale.

gedonet news
User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Post by Jeffrey Dahmer »

I always wondered what happend to them. Good news.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Post by sadeboi »

Allah bless Col.Cabbas and the rest of the heros somalia somalia somalia somalia somalia somalia somalia
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Post by Karbaash_killa »

Ridiculous topicÂ… especially when its widely known that UIC forces have retreated in order to take a different approach this time to be able to cope with the airplane assault.

I think so far UIC has lost two battles after giving the Ethiopians a lesson and capturing Bandiiredley and Diinsoor then they later lost after constant airplane assault became unbearable and having only one Ethiopian Helicopter shot down. They now retreated back to their original Bases situated just outside Xamar in order to settle it over a Vietnam style gorilla war fair.

All the other places which the UIC control their forces evacuated after a call back was ordered so Barre Huraale hasnÂ’t captured anything
User avatar
dhuusa_deer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8152
Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
Location: Canada

Post by dhuusa_deer »

Kismaayo belongs to Kismaayans, ie the ppl of Turki et al. Not Garbahaarey thugs. What this has produced is return to the old status quo. The era of warlords, like Hiiraale et al, lording over cities that don't belong to 'em.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: KISMAYO IS LIBERATED by cidamada beerxaani!!!!!!!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

sadeboi wrote:Ciidamado taabacsan wasiirka gaashaandhigga xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo joogay degaanka Beerxaano oo u dhow magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay soo galeen magaalada Kismaayo, kadib markii maamulkii hore ee ka talin jiray degaanada jubbooyinka ay kaga baxsadeen doomo magaalada Kismaayo oo ay u baxeen dhanka jasiirada RAS KAMBOONI.

Ciidamadan soo galay oo sheegay inay rasmi ah ugu tirsan yihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaliya ayna inta ka horreysa sugayaan ammaanka magaalada, iyo iyaga oo sidoo kale sheegay inay sugayaan ciidamo ka socdo dowladda federaalka Soomaliya oo dhowaan soo gaari doono magaalada Kismaayo. Ciidamadan soo galay ayaa waxaa ay sheegeen inay ciidamadii midowga maxkamadaha ay ka tageen gaadiid dagaal oo gaaray ilaa iyo 50meeyo, ayna ku wareejin doonaan ciidamada dowladda oo seddex aag kaga soo socdo magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa muddo ku dhow 24 saacadood aysan ka jirin wax maamul ah, iyada oo 40 meeyo ka haray ciidamadii midowga maxkamadaha ee gobalka jubbada hoose ay qaar ka mid ah ay u baxeen dhanka Jilib, halka kuwa kalena ay si caadi ah u joogaan magaalada Kismaayo. Ciidamadii midowga maxkamadaha ee ku sugnaa degaanada gobalka jubbooyina ayaa la sheegay inay intoodii badnaa ay baneeyeen goobahii ay joogeen, halka qaarkoodna la sheegay inay u baxeen dhanka xuduudaha.

Maleeshiyada midowga maxkamadaha ee gobollada jubbooyinka ayaa dil fool xun ka geystay xeebta magaalada Kismaayo inta aysan ka bixin magaalada Kismayo. Marxuum la oran jiray Cismaan Maxamuud Cismaan (dhagaweyne) oo ahaa wakiil diyaaradda Djibouti ee Puntland oo ay ciidamada maxkamadaha Kismaayo kale dageen diyaarad uu la socday oo ku hakatay magaalada Kismaayo, ayaa meydiikiisii laga helay xeebta magaalada Kismaayo. Eheleda marxuumka ayaa Kismaayo ka sheegay in falkaan arxanadarrada ah ay geysteen maleeshiyooyinkii maxkamadaha oo falal noocaas oo kale ka fuliyey degmada Buaale.

gedonet news

sade boi was happy back then 2006 now he cudurkii alshaab buu qaaday
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: KISMAYO IS LIBERATED by cidamada beerxaani!!!!!!!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

yeah but that was before ki jabarti jab dee :lol:
there was a time they had hope they could make a mamuul.
but they failled big time now there emir is a habarawal he is teaching them the way of the shabaab.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: KISMAYO IS LIBERATED by cidamada beerxaani!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Somaliweyn »

And such kids want to be taken serious by me when debating about resistance movement?

Watch how they will say: ''we were against ICU thats why we posted these topics''

NEWS FLASH: Alshabab was part of ICU.

So been against ICU then is been against Alshabab then.

Bunch of hypocrites.

They only support Alshabab to bring more harm and displacement to Mogadishu society out of cuqdad and hatred towards the people that live in that city.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”