Yaa Yaqaan?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Yaa Yaqaan?

Post by kambuli »

Waxaa ku jira golayaasha lagu doodu.... Waxna ku qora shabakadaha kala duwan... Dad Somaaliyeed oo intaa isku gubaya dagaalada ka dhex qarxaya TFG iyo ICU.... Hadda waxay weli dhiiri gelinayaan dagaalku inuusan marnaba joogsan oo uu socdo sanado badan.... Car yaa garanaya danta ugu jirta inayna Muqdisho marnaba xasilin?



Baadida ninbaa kula deydeyi, daalna kaa badane...
OO inaad heshana doonahayn, daa'im abidkaaye...
Dadku moodi duul nabadahoo wax u dahsooneyne..
Dala malaha aakhiro, haddii loo kitaab dayo eh....
Last edited by kambuli on Wed Dec 27, 2006 6:05 pm, edited 1 time in total.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

SIJUWI
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”