SH/SHARIIF qudbad uu ka jeediyay Magaalada KISMAAYO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
EMINEM.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 375
Joined: Tue Jan 11, 2005 11:06 pm

SH/SHARIIF qudbad uu ka jeediyay Magaalada KISMAAYO

Post by EMINEM. »

Muqdisho(Calanka.com) 30-December-2006
Gudoomiyihii gudiga fulinta maxkamadaha Islaamka ayaa maanta marki ugu horeysay hadalkiisa la maqlay tan iyo markii ey isaga bexeen magaalada Muqdisho dhamaana masuuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee loo sheegtay awooda.

Sheekh Shariif ayaa maanta la sheegay in uu khudbad ka jeediyay salaada Ciida ka dib fagaaro ey isugu yimaadeen dad badan oo u dabaaldagayay Maalinta Ciida, fagaarahaas oo ku yaal magaalada Kismaayo.

Sheekha ayaa sheegay in ey ka saari doonaan dalka ciidamada Itobia ee duulaanka kusoo qaaday waqti kasta oo ey ku qaadato uuna ku guuleyn doono alaah suxaanuhu watacaalaa.

Magaalada Kismaayo ayaa ah magaalada kaliya ee ugu weyn oo ey ilaa iyo iminka gacanta ku hayaan maxkamadaha Islaamka, iyagoo horay ugu hanjabay in ey ku mintidi doonaan magaaladaas oo ey ku bixin doonin sida Muqdisho ey ku baxsheen ee nabadda eheyd.

Waxaa kaloo la sheegay in dhamaan masuuliyiinta maxkamadaha intooda ku sugan dalka ey wada joogaan magaalada Kismayo eyna dhamaantood joogeen fagaaraha uu ka qudbeynayay Sh. Shariif maanta Salaadda Ciid ka dib.

La Xiriir
Xafiiska Calanka.com Ee Magaalada Muqdisho

Xafiiska Calanka.com Ee Dibadda (Scandinavia)


source www.calanka.com
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Post by Ugaas Diini »

He looks mad depressed here in this picture. You can't help but feel sorry for the dude.

http://www.somalitalk.com/2006/dec/shariifka.jpg
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

ugaas the socalled leaders of the courts betrayed their nation and its true when they said that guys like sheikh inda'adde sheikh xassan turki were warlords i feel sorry for shiekh shariff the only guy who got the balls to save his ppl. the only guy who wants the best for his ppl.keep defending somalia shiekh sharif for us are you already a hero and the president of somalia
Last edited by fagash_killer on Sat Dec 30, 2006 10:44 pm, edited 1 time in total.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

mooryaan waa mooryaan, laakiinse balan ilaaheey waxaan ku qaaday hadaanan dad badan xasuuqin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”