Page 1 of 1
Golaha iyo Inta Sharafka Jecel..
Posted: Wed Jan 10, 2007 11:01 am
by kambuli
Ka raali noqda wixii aan la walaaqday dadkii igu goobtey... I know inayna sharaf iyo xurmo midna ii ahayn... Balse waxaan arkay marka dadka laga xishoodo inayba u qabaan inaad ka biqi oo ayna kaa hadhayn....
Sidaan meeshan usoo galay umad ayaa faraha iga qaadi weydey... Goobasho aan dhamaad lahayn..Xishood lahayn... Xurmo lahayn...
Dabcan bani aadam ayaan ahay oo ma ihi ma'laa'ig marka waamba fur tuurey....Koodii weynaa, habartoodii, dhoocishoodii, gaalkoodii, you name it...
I just wanted to show them in lala qasan karo... That is all...
But the rest of you I am truely sorry for the disgusting way I retaliated with these people... As the saying goes "Qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa"
Sorry folks...
Posted: Wed Jan 10, 2007 11:06 am
by biko
since am responsible for starting all this, i will like take this moment to say in public that if u in anyway feel i wronged u; then i apologise.
so raaly noqo walashis, and you'll never hear another word from biko.
Posted: Wed Jan 10, 2007 11:37 am
by Gogarad
Yes folks...
I do apologize for ruining my mother Teresa look..I can't believe I lost my cool and revealed what i am all about in public like this..This wasn't suppose to happen that way...Ala tuulay...Maxan samiyaay? Dibjiradaas aya dhiiga igu kariisay..Usually inaan miskiin iskadhigo aye ahayd plan-kaygo..Ala waan hoogay..Talow maxa ii daana? Ila taliyaay!!!
Biko, u aint responsible 4 squad...don't fukking apologize for shiit, you didn't do anything, Only apologize and be a man about it when you've done something wrong..Lakin hada lugu so dan daansado afka ku dhifo taan and waxa kadaba naagiiya!!!
Posted: Wed Jan 10, 2007 11:44 am
by kambuli
Oops! I thought I said dadka sharafka leh.... I did not address you...

Only this was intended for dadka sharfka leh... So iskaga bax meesha...
Posted: Wed Jan 10, 2007 11:46 am
by HELWAA
ya ilaahi.............dadkan shaqa la´aan ba wallee ko dhacdey
niic badana

Posted: Wed Jan 10, 2007 11:48 am
by biko
edo
i also apologise for raising your blood presue to this level where you even have to use the F word on me
adiguna raali noqo edo.
ubaxaan na iga qabo ilaahay ban kugu dhaariye
Ps...been a man doesnt come into it edo...the only reason is because she is a woman regardless of what she did and even if i was wronged i should have known better and is for that reason am apologising and i aint taking back. whether is accepted or not is irelevant.
khayr iyo caano.

Posted: Wed Jan 10, 2007 11:55 am
by COSTA
Posted: Wed Jan 10, 2007 2:22 pm
by *HannaH*
Yes people take kindess for weakness. If I was you I wouldn't even appologize, you have nothing to be sorry for, Biko and Your exchanges got out of hand...after that all you did was defend yourself.
Wixi dhacay wey dhaceyn, don't regret anything....

Wax nool, you did a hell of a job defending yourself. Maybe you should join the SNM..Libaaxada...

Posted: Wed Jan 10, 2007 3:35 pm
by biko