SOMALILAND WAXAY MAANTA U BAAHAN TAHAY TALO QARANIMO AMA ISAAQ.
Waxaynu ka dheregsan nahay isbedelada xawliga dheereynaya ku socoda ee ku soo kordhey geyiga somalidu degto, oo haatan la odhan karo waa mid qasan oo aan sadaalin wanaagsan laga bixin Karin, madaama ayna waxyaalo badani wali cago dhiganin. Waxaase hubaal ah in la soo dhaafey xiligii somalidu gudaheedu is eryan jirtey oo dowlado xoog waaweyn oo dano siyaasadeed ka leh arimaha Somalida haatan gacanta loo geliyey maamulkeedii. Waxaa hubaal ah maamul ku sheega uu madaxda ka yahay cabdilaahi yusuf iyo inta ku xeeran in aan waxba laga weydiineyn arinta iyo maamulka Somalida, laakiin marba amar ay fuliyaan lo dhiibaayo.
Hadaba hadii arintii Somalidu guud ahaan sidaa ku danbeysey, hadii aynu nahay reer Somaliland xagee baynu ku soconaa? ama madam reer Isaaq ee iyadu is dulmiday, is xaqirtey, is duleysey, is baabiisey, ee taladeedii, maamulkeedii, dowladeedii, siyaasadeedii, magaceedii, karaamadeedii, dhaqaalaheedii, milgaheedii ku wareejisey kii ay ka ilaashan lahayd, xagee baynu ku soconaa? Waxaynu la soconaa in Somalida wax loogu qeybiyey qabiil oo laga dhigey 4:5 wax isaaq la yidhaadaa kuma jiraan. Isla markaa aduunka wali kama heyno dowlad qudha oo ogol gooni isu taageena markaa miyaaney ahayn hadii wax isaaq la yidhaahdaa jiro in aynu is weydiino xagee ayeynu uga wareegnaa?
Marka la eego:
Isbedelada sida isdabo jooga ah uga dhacaya geyiga somalidu degto.
Maamulka dawladnimo ee Somaliland ka jira iyo hogaankiisa iyo sida aan loogu aamini Karin danaheena isaaqnimo.
Khilaaf nacaska isaaqa dhexdiisa yaala ee ku saleysan maangaabnimada, kalsooni la, aanta, maseyrka, macangagnimada, shiqsi nacebka, iwm.
Hogaan la, aanta ka jirta gudaha isaaqa iyo sixir bararka salaadiinta.
Qorshe la, aanta iyo xidhiidh la, aanta aduunka inaga heysata.
Ciilka gaamurey ee somalida inteeda kale kuu qabto
Xal ka dhigashada waxaan xal noqon Karin.
Rajo iyo dareen la, aanta ka muuqata nimanka isaaqa ee dowlada ku jira.
Markaan eegay arimahan iyo boqolaal kale oo aanan halkan ku soo koobi Karin, waxay talo igaga soo ururtey in la helo talo ISAAQ waayo hadii aynaan tashan waa leynoo talinayaa, maanta waa leynoo taliyaa, maxaynu ka ognahay waxa ina riyaale wado? Ninkii aanu isku dareen nahay ama doonaaya inuu dhinacyo kale wax iga tuso Waxaad igala soo
http://www.somaliland.org/opinions.asp?ID=07011005
SLand Waxay U Bahan Tahay Talo Qaran Ama Isaaq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 687 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 12 Replies
- 1273 Views
-
Last post by Samatr
-
- 1 Replies
- 871 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 1 Replies
- 680 Views
-
Last post by damu
-
- 9 Replies
- 1141 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 17 Replies
- 1344 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 1 Replies
- 885 Views
-
Last post by Tallman77
-
- 25 Replies
- 2031 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 614 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 1 Replies
- 506 Views
-
Last post by cheifaqilbari
