Nin: haa ninkaan waa nin reer xasan ah
Awoowgeey: war ma reer xasan allamagan dalal baa?
Nin: ninkaan waa nin reer kooshin ah
Awoowgeey: ma reer kooshin dalal baa?
Nin: odaygaanna waa oday reer axmed ah
Awoowgeey: ma reer axmed warfaa dalal baa?
Nin: wiilkaanna waa ina hebel oo waa reer siyaad
Awoowgeey: ma reer siyaad allamagan dalal baa?
Nin: odaygaas aad u jeedana waa reer warsame
Awoogeey: ma reer warsame dalal baa?
