Page 1 of 3
Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Sat Feb 24, 2007 1:02 pm
by Xiin-Finiin
Beelaha degma Degmada Xuddun ayaa Golahan oo ka kooban 24 xubnood u kala qaybsaday sidan.
Bihi-Darays 8 xubnood.
Reer Jibriil 4-xubnood
Gaboobe 3- xubnood
Hijiinle 2-xunood
Reer Aadan 2-xubnood.
B-Cabdalle 1-xubin
B.Samatar 1- xubin
Axmed Jaamac 1-xubin
C/Naaleeye 1-xubin.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Sat Feb 24, 2007 5:42 pm
by ShirShoore7
Seems fair to me although they should have thrown in 1 seat for Wacays Cabdulle or Nuur Axmed.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Tue Feb 27, 2007 5:23 pm
by CrooKed-I
"Seems fair to me although they should have thrown in 1 seat for Wacays Cabdulle or Nuur Axmed."
Ma 8 Xubnood! Oo Naleye Ahmed Ma Bihi Darays Baa Ugu Badan?
War Niyo Cumar Wacays Kiyo Wacays Cabdulluhu Xagay Degaan?
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Wed Feb 28, 2007 9:23 am
by ShirShoore7
Wacaysyo-Is-gale waxay degaan Taleex district, Boocame district and Laas Caanood district. Lafaha kale ee Naaleye Axmed Laas Caanood district iyo Sanaag beey dagaan. Even some reer Jibriils live in Sarmaanyo(Taleex). Bihidarays mainly live in Xudun district.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Thu Mar 01, 2007 6:15 am
by Cartan Boss
Aden cali oo nuur axmeed bay qadiyen shame on them.
Shirshoore Taleex 95% nuur axmed weeyan.
Taleex si qaldan ba wax loo qaybshay dad aan dhulkaa waligood tagin baa qaybshay.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Thu Mar 01, 2007 7:29 am
by ShirShoore7
Golaha degaanka degmada Taleex si fiican looma qeybin hadii loo fiirsho golaha degaanka Buuhoodle iyo kan Widhwidhba. Kan Boocame weliba ma arag koley Ugaasyo Nugaaleed un baa majority leh. Golaha degaanka Laas Caanood baan ka war sugayaa. Sources tell me Xassan Daahir wants it 80% Ugaadhyahan. Cartan yaad ka tahay reerka?
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Fri Mar 02, 2007 9:09 am
by Xiin-Finiin
Ina Afqudhac wax suurto gal ahi sheegi maayo waana qunyar socod Soolna Dhulbahanto idil ayaa dega inuu beeshiisa Ugaadhyahan uga eexdo beelaha kale waa qalad.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Fri Mar 02, 2007 8:34 pm
by Cartan Boss
Xalku waxuu ku jira in maamul pl laga baxo oo mid beesha la sameeyo. Dagmada Las anod waxaa lagu heshin kara in Bahararsame degmada kalabaydh lasiiyo jaamac siyaad na yagoori. markaa las canod waa lala qabysan karaa. Afqudhac nin saas ucaqli badan maaha odayga adeerkay waxaan jeclaan lahaa inuu ceeri tago waayo dhanka bada baynu ubaahan nahay inay ku durugno.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Fri Mar 16, 2007 3:34 pm
by CrooKed-I
"Golaha degaanka Laas Caanood baan ka war sugayaa. Sources tell me Xassan Daahir wants it 80% Ugaadhyahan. Cartan yaad ka tahay reerka?" Damm! 80% Is Lil Bit Too Much For Us, It Should Be 50% For Mohamud Garaad (25% Ugadhyahan... 25% Jama Siyad)
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Mon Mar 26, 2007 6:34 am
by highclass
interesting stuff, great post saxiib thanks
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Mon Mar 26, 2007 12:31 pm
by Xiin-Finiin
Ina Afqudhac wuxuu ku xunyahay Dhulbahantu ayuu kala saaraa. Maxamed cabdi xaashi baa ka fircoonaa oo dadka u wada simnaa.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Mon Apr 30, 2007 5:44 am
by ShirShoore7
Ina Cabdi Xaashi was a hard-headed man but asagaba musuqmaasuqa waa yiqiin. Where's he anyways weli ma Kenya buu ku suganyahay? You know that discussion board, send me its link if you still got it sxb.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Wed May 30, 2007 12:34 pm
by WACAYSA IS GALE
95% NUUR AHMED KUYEE LOL
NUUR AHMED WUU KU BADANYAHAY TALEEX LAKIIN CUMAR WACEYS WACEYS CABDULE MAXAMUUD UGADHYAHAN AND KASKIQABEE LIVE THERE.
LAASANOD DAADKA UBADAAN BADIYAHA IYO TUULOYINKA WAA
JAMAC SIYAAD
BAHARARSAME
REER CILMI
THEN MAGALADA CAN BE DIVIDED EVENLY BY ALL DHULOOS.
Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Wed May 30, 2007 5:51 pm
by The Magnificent
^ War what the fuuck is this?
I can't believe ya'll niggaz are dividing up Dhulbahante like that. I don't see Habar Jeclo nor Habar Yoonis..or Majeerteen dividing itself like that guys. Shame on ya'll. From Sool, Sanaag, Cayn to Nugaal its a Dhulbahante regions. It really doesn't matter what sub subclans of Dhulbahante reside in tuulos or cities, as long as a sheeshiye doesn't come in and takes it.
Taleex= Dhulbahante
Xudun= Dhulbahante
Laascaanood= Dhulbahante
Buuhoodle= Dhulbahante
Widhwidh= Dhulbahante
Boocame= Dhulbahante
...and so on....
Afqudac<---i think he is working for his own desire, and wealth. He cares about his position in Puntland. But, he is still our brother from the Dhulbahante clan..so have mercy walaaleyaal, okay.
A Famous Dhulbahante Abwaan once said....if Dhulbahante starts to divide himself up..than they shall never defend themselves from the sheeshiye.

Lets come together and thing about helping each other, instead of thing about "Self-Gain".

Re: Golaha deegaanka degmada Xudun
Posted: Sat Jun 02, 2007 8:30 pm
by CrooKed-I

Mag. This Only Concerns The Real Dhulbahantes So Butt Out
Wacays-Gale... Good To Have You Here Inader, Waxan Filaya Wacays Cabdule Inaad Tahay... Wax'Badan Baan Ku Sugaynay Nin-Rag Oo Wacays Cabdule Soo Dhawoow Inader CAROLAYNA KA WARAN