Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Jubooyinka Oo Dagaal Culusi Uu Dhexmaray
News (Kismaayo}6.03-7
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in iskahorimaad hubeysan uu dhex maray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Jubooyinka , oo halkaasi tababar lagu siinayay oo xurguf ay soo kala dhex gashay...........................
Sida ay ilo xog ogaala sheegayaan Xerada Ciidamada Tababarka Luglow ee duleedka Kismaayo ayaa waxaa uu dagaal ku dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntland iyo kuwa degaanka
Wararka ayaa sheegaya in Xeradaasi uu ka dhacay dagaalkaasi hubeysan oo dhex maray maleeshiyaadkii lagu tababarayay Xeradaasi toosoo sababtay dhimashada 1 ruux iyo dhaawaca tiro kale,
Dagaalka ayaa lasheegay inuu salka ku hayo Gaadhi Bas ah oo bililiqo ah oo lahaanshihiisa ay isku qabsadeen qaar ka mid ah Maleeshiyaadka,
waxaana la sheegay iska horimaadkaasi inuu saameyn ku yeeshay tababarkii ka socday Xeradaasi, iyadoo saraakiisha Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowlada ay hakiyeen isla markaasna ay ka saareen xeradaasi Maleeshiyaadkii Puntland kadib markii lagu guuleysan waayay in la xaliyo khilaafka, lana geeyay Xerada Luglow ee duleedka magaalada Kismaayo
Xeradaas ayaa waxaa lagu xareeyay maleeshiyaad laga soo uruuriyay gobollada Jubooyinka iyo kuwo laga keenay Puntland kuwaasoo loo tababarayo sidii ay ugu biiri lahaayeen ciidamada booliska iyo kuwa milatariga, inkastoo uu dib u dhac ku yimid leyligaasi shaqaaqadaan kadib.
Widhwidh Online News Desk..Media Center
Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Jubooyinka Oo Dagaal Culusi Uu D
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Jubooyinka Oo Dagaal Culusi Uu D
Nothing new there. That was the reason why the Ethiopians are runnining Kismayo and why they all had to be put into a camp. Walaahi sometimes you have to wonder if Somalis are normal, their country, their towns are under occupation and they go around fighting over qabiil. Moroyaan meelwalb'e joogaan waa xoolo.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Jubooyinka Oo Dagaal Culusi Uu D
Ilkoyaar were once again conned 

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Jubooyinka Oo Dagaal Culusi Uu D
SINCE WHEN ILKO YAR BECAME REER JUBBA
THEY WILL BE TAMED

THEY WILL BE TAMED




-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 423 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 473 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 928 Views
-
Last post by malakumod
-
- 1 Replies
- 400 Views
-
Last post by Individual
-
- 0 Replies
- 603 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 308 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 3 Replies
- 540 Views
-
Last post by COSTA
-
- 7 Replies
- 1488 Views
-
Last post by DropkickMurphy