Qarax weyn oo gil gilay agagaarka Kulyadda Jaalle Siyaad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Qarax weyn oo gil gilay agagaarka Kulyadda Jaalle Siyaad

Post by Hiiraan boy »

Mogadishu 18, March.07 ( Sh.M.Network) Qarax weyn ayaa maanta ka dhacay agagaarka Kulyadii hore ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaan oo dhacay maanta duhurnimadii ka dib ayaan geysan wax qasaaro ah, iyadoo aan la ogeyn waxyaabaha keenay qaraxaasi.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo shabelle ay kula xiriirtey qadka teleefoonka ayaa sheegay in ay maqleen sawaxanka qarax weyn oo si xun u gil gilay deegaanka.

Wariyeyaal ka tirsan shabelle ayaa halkaasi u baqoolay si ay u soo ogaadaan qaraxaasi waxa uu ahaa iyo qasaaraha uu geeystay.

Shabelle Media Network J/hoose
E-mail us: info@shabelle.net
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”