Page 1 of 3

MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 5:36 pm
by DawladSade
Dad Ka Soo Barakacay Magaalada Muqdisho Oo B/Xaawo Soo Buuxiyey
Mar 19,2007
byB/Xaawo-GEDO-NN

Magaalada Beled Xaawo ee gobalka GEDO ayaa ku soo qulqulay qaxooti ka yimid magaalada caasimadda Muqdisho. Dadkaas oo ka soo barakacay qaraxyada iyo weerarada joogtada ee harqiyey magaalada Muqdisho dadkaan ayaa waxay buuxdhaafiyeen magaalada B/Xaawo, iyadoo ay dhamaan buuxiyeen hoteeladii iyo guryihii magaalada ku yaalay.

Magaalada B/Xaawo ee ku taalla xuduudka Kenya iyo Soomaliya ayaa waxaa laga la' yahay guri laga kiraysto iyadoo dhamaan ay buux dhaafiyeen dadkaas qaxootiga ah dadkaan ayaa waxay inta badan doonayaa inay u gudbaan dagmada Mandhera, in kastoo ay ku adkaatay inay u tallaan dhanka Kenya sababtoo ah xadka oo xiran lana adkeeyay amaankiisa.

Dadkaan ayaa wata baabuur qurqurxan oo aad ku arkaysdid wadooyionka magaalada B/Xaawo oo aan awal lagu arki jirin gaadiid noocaan oo kale ah, marka laga reebo gaadiidka waaweyn ee ganacisga ee isaga goosha labada wadan ee Soomaliya iyo Kenya.

Mar ay Gedonet wareesatay dad ka mid ah dadkaas ayaa waxay u sheegeen inay doonayaan meel aysan ka maqlayn dhawaqa madaafiicda aan meelna ku jihaysnay ee magaalada Muqdisho qalqalka geliyey. Waxyna sheegeen in ay haatan u kala gooshayaan dalalka Itoobiya iyo haday u suuroowdo Kenya.

Dadkan ayaa u badan haween iyo caruur iyo dhalin yaro iyo waayeelba, waxayna haadan dareemayaa inuusan ku soo dhacayn madfac inkastoo ay hoy la'naan badan hayso oo ay daadsan yihiin daaradaha dadka ay qaraabada yihiin.

SANKA Aleuxiir-GEDO-NN-B/Xaawo

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 5:36 pm
by DawladSade

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 5:55 pm
by isa_jwd
thats the only pictures i ever seen from marexaan regions that looks civil

compared to billion of pictures of harti dhegan

http://static.bareka.com/photos/medium/ ... bosaso.jpg

http://static.bareka.com/photos/medium/ ... y-view.jpg

post one nice town from gedo that doesnt look crap

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 6:10 pm
by kambuli
Dawlad,

OO gedo iyo Xamar inta u dhexeysaa ma nabad darro ayaa ka jirta? Why all the way to Gedo, mese they were reer Gedo in the first place?

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:38 pm
by DawladSade
Kambuli waa Mareexaan and Cayr. my abti in Beled Xaawo told me the maskiin Cayr are being ethnically cleansed from Xamar, more then the bomb throwings in their neighborhood he said waxaa ka daran the nightime kidnappings. 20 cayrs oo magac leh baa habeen walba lala baxa Sad

Mareexaanki degnaa Xamarna wee isaga soo laabteen since alot went back after qaxii and the Cayrs bey gacmaha soo qabsadeen ciyaalka and dumarka since they are most vulnerable.


isajwd dont worry about mareexaan deegaan since you arent welcome and wont be allowed to set foot there

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:43 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Wallahi i'll kill any hawiye OUT OF JUBBONKIYA Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:45 pm
by DawladSade
Saddam we mareexaans are known as cadaalad ppl, we fight and either lose or win but we are kool at the end of the day..

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:47 pm
by Sadaam_Mariixmaan
first it starts off as a little tuulo and then the city AND THEN THE GOKBOL


trust me Ina Galti

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:48 pm
by COSTA
I would like to ask Mareexaan people do not give them SHARCI

tarxiil yeah deport all the refugees back to XAMAR Laughing Laughing

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:48 pm
by DawladSade
waryaa ina guri was that example based on us galtis from mudug and the hawd? Laughing Laughing

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:50 pm
by Karbaash_killa
Dowlad.. having women and chilkdren fleeying war is onething but dont make it sound like Ceyr or HG in any way is at threat.... thankyou...

I have second hand news for you... that the HG areas are more or less Foreign free and if they are caught on site a big battle breaks out and they get chased and take shelter in other districts..mean while those who Host the invaders are the abgaals up in the north of Mogadishu...

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:52 pm
by COSTA
Karbaash Hbar gedir time is over except that

Harti+Abgaal+Ethiopia+Uganda+American air support

you cant beat that Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:53 pm
by Sadaam_Mariixmaan
[quote="DawladSade"]waryaa ina guri was that example based on us galtis from mudug and the hawd? Laughing Laughing[/quote]


no your adeers conquering Jubaland Cool

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:53 pm
by DawladSade
[quote="COSTA"]I would like to ask Mareexaan people do not give them SHARCI

tarxiil yeah deport all the refugees back to XAMAR Laughing Laughing[/quote]


before we get there look saddam who thinks because i am from caabudwaaq that I AM a refugee along with those Laughing Laughing Laughing


karbaash, i am well aware what is happenin in xamar and dont need a little kid in uk to tell me anything so thank YOU

Re: MOGADISHU REFUGEES, WELCOME TO GEDO

Posted: Mon Mar 19, 2007 7:54 pm
by DawladSade
[quote="Sadaam_Mariixmaan"][quote="DawladSade"]waryaa ina guri was that example based on us galtis from mudug and the hawd? Laughing Laughing[/quote]


no your adeers conquering Jubaland Cool[/quote]


actually that honor is towards you SOLDJA Cool