Page 1 of 1

The New Aideed Speaks: Cabdullahi Sheik Xasan

Posted: Thu Mar 22, 2007 6:01 pm
by AbdiWahab252
THE NEW AIDEED HAS SPOKE !

VIVA CABDULLAHI SHIEK XASAN !


Cabdilahi Sh Xasan: “ Aniga Al Qaacida maahi, Habargidirna maahi,waxaana taageerayaa in Maleeshiyadda Majeerteeniya cagta la mariyo oo Muqdisho “


Muqdisho ,Khamiis, March. 23, 2007 Waagacusub.com

Siyaasiga wayn ee Cabdilahi Sheekh Xasan ayaa hadalo kulul oo dhaliila u jeediyay Cabdilahi Yusuf Axmed iyo xulufadiisa isagoo ku tilmaamay kuwa beesha Caalamka ku indha sarcaadinaya barabagaan ay dagaaladda Muqdisho ka socda ee ka dhankaa ku xirayaan Shabaakadda Al Qaacida,taas oo uu ka yiri falaari gilgilasho kaaga harto.

“ Anigga Al Qaacida maahi oo dadka oo dhan way I yaqaaniin,sidoo kalana Habargidir maahi oo qof walbaa og inaan ahay Mudulood,raali ayaana ka ahay in Muqdisho laga sifeeyo Maleeshiyadda Garowe iyo Itoobiyaanka gacanta siinaya cagtana la mariyo“ayuu yiri Siyaasigga Cabdilahi Sheekh Xasan oo dacaayad raqiisa ku tilmaamay in dagaaladda Muqdisho ka dhacaya ay wadaan Habargidir oo qura,isagoo tibaaxay in Dagaalku yahay mid mabda ah oo ay ka wada qaybgalayaan beelweynta Hawiye ,xitaa qoftii bakaarod heli karta rag iyo dumar.

“ Cabdilahi Yusuf iyo wiilashiisa Majeerteen waxaanu leenahay falaari gilgilasho idinkagama harto,inaana Al Qaacida ahayn oo Hawiye nahayna qof walba waa ogtahay sidaasi daraadeed ,idinka yeeli meeyno xasuuq iyo adoonsi ,hadii aad ku riyooteen taas”ayuu ku celceliyay Cabdilahi Sheekh Xasan oo ka mida siyaasiyiinta fara ku tiriska ah ee Hawiye shacbiyadda xoogana leh.

Siyaasigga Cabdilahi Sheekh Xasan wuxuu ku nuuxnuuxsaday in dagaalku socon doono inta beelweynta Hawiye iska xoreeyneyso gumeeysigga,wuxuuna dhamaan Jaaliyadaha dibadda ee Hawiye ugu baaqay inay taageero buuxda la garab istaagaan walaalahooda ku jira halganka taariikhigaa ee ay gumeysigga isaga dulqaadayaan.