Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan

Post by COSTA »

In the hands of TFG and Ethiopians

Muqdisho:Magaalada Muqdisho oo caawa degan inkastoo la maqlayo dhawaqa madaafiic xoogan "Wararkii ugu danbeeyay"
29. Mar 2007

Muqdisho(AllPuntland)-Waxaa caawa degan guud ahaan goobihii maanta ay dagaalada xooganaa ka dhaceen, inkastoo ay jiraan madaafiic fiidnimadii caawa laga maqlayey qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa u muuqda in ay ku guuleysteen gacan ku heynta xarumo horay aysan u soo geli jirin waxayna ciidamada dowladda ay caawa heegan ugu jiraan xaafadihii maanta la isku fara saaray.

Ciidamada Dowladda ayaa ku guuleystay iney qabsadaan deegaano hor leh waxayna ciidamadu ay caawa ku sugan yihiin agagaarka Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan, agagaarka warshadii taraqa iyo sigaarka iyo xarumo kale walow ay jiraan maliishiyooyinkii ka soo horjeeday oo ku jira qeybo ka tirsan xaafada Towfiiq Miisaanka dhuxusha iyo Ceymiska oo aysan ciidamada dowladda aysan gaarin.

Dagaaladii maanta oo ahaa kuwo xooganaa oo geystay khasaarooyin dhimasho, dhaawac iyo bur bur hanti oo madafiicdii ay isweydaarsanayeen labada dhinac gaarsiiyeen.

Ilaa 35 qofood ayaa ku geeriyootay dagaaladii maanta waxaana ku dhaawacmay 80 meeyo qofood oo la dhigay isbitaalada Muqdisho, kuwaasi oo ku dhaawacmay waxyaabihii labada dhinac ay isku tuurayeen.

Diyaaradaha Helcopterska ayaa duqeyn xoogan ka geystay goobihii ay ka dagaalamayeen maliishiyooyinkii ka soo horjeeday kuwaasi oo dhimasho iyo dhaawac xoogan ay ka soo gaareen halka ciidamada dowladdana ay jiraan dhimasho iyo dhaawacyo kale oo ka soo gaaray dagaaladaasi, waxaana jira warar sheegaya in maxaabiis la kala qabsaday.

Dagaaladan ayaa saameyay ganacsigii iyo isu socodka gaadiidka mana jirin maanta ganacsi ka socday suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo shirkaddaha xawalaadaha ee ku yaala Koonfurta Muqdishoay xernaayeen.

Shaki kuma jiro in subaxdii uu dib u bilaabanayo dagaaladan iyadoo la filayo in beri dagaalka ugu xoogan in uu ka dhaco dhinaca Suuqa Xoolaha oo ay ku sugan yihiin kooxaha ka soo horjeeda dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan

Post by Koronto91 »

waagacusub.com/sarkaalka%20la%20qabtay.htm

Confused
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan

Post by Koronto91 »

waagacusub.com/sarkaalka%20la%20qabtay.htm

Confused

They can't even collect their dead & you tell us they control those areas?

Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Shiirkole, isgoyska Cali Kamiin, Ifka Xalan

Post by Koronto91 »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”