Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa Mogadishu

Post by Lacageylacag »

Ogeysiis muhiim ah oo ku saabsan banaanbax wayn oo looga soo horjeedo xasuuqa ba’an ee lagu hayo shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho.

Waxaa dadwaynaha Soomaliyeed ee wadaniyiinta ah ee k u dhaqan dalka ingiriiska la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan banaanbax wayn oo looga soo horjeedo xasuuqa ay ka wadaan ciidamada cadawga ah ee Ethopia magaalada muqdisho.


Banaanbaxaas oo ka dhici doono xafiiska raisalwasaaraha dalka ingiriiska 10 downing street London ,maalinta sabtida ah taariiqduna tahay 31/03/07,saacaduna tahay 13.00 ilaa 17.00.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”