Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib dagaal ba'an oo ka socday agagaarka Xamar-Bila ay kooxaha kacdoonka u suurto gashay iney si aad ah ugu dhowaadaan xarunta Villa Soomaaliya wararka ayaa sheegaya in dalabyo badan oo ay gudbiyeen saraakiisha Ugandheeska oo ay ka codsadeen kooxaha kacdoonka iney xabadda joojinyaan si ku meel gaar ah, balse laga diiday.
Warar isa soo taraya ayaa iyaguna sheegaya in Saraakiisha Itoobiyaanku iyo kuwa Ugandheeska ay kula taliyeen Col. C/laahi Yuusuf ineysan ka difaaci karin weerarada kooxaha kacdoonka isla markaasna ay ciidamadooda oo dhan u wareejinayaan dekada iyo garoonka diyaaradaha magaalada inteeda kalana ay isaga baxayaan. Ciidamada Itoobiya ayaa ka dalbaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya iney gurmad u soo fidiyaan si loo badbaadiyo ciidamadooda haddii ay u baahdaan. Sidoo kale waxey ka codsadeen odayaasha iyo aqoonyahanka beelaha Hawiye in ciidamadooda la badbaadiyo gaar ahaan kuwa go-doonsan kadib markii dalabyo iyo fariimo hoose oo shalay iyo maantaba ay soo direen saraakiisha Itoobiya iyo kuwa Ugandheeskaba laga diiday, iyadoo loo sheegay in aan heshiis la la gaari karin Saraakiishaasi. Dhacdooyinkaan ugu dambeeyay ee dagaalada ayaa lasoo sheegaya inay ku qasbeen Col. C/laahi Yuusuf inuu qaato go-aan ah in saacadaha soo socda uu ka baxo magaalada Muqdisho, iyadoo warar aan la hubin ay sheegayaan in dhinaca dekeda doon looga diyaariyay heegana looga dhigay isla markaasna la saari doono si loo geeyo magaalada Marka ama Kismaayo. Wararka kale ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah iyo maleeshiyaadka Puntland la geeyay degmada Afgooye halkaasoo ay ilaalo xoogan ka hayaan buundada iyo magaaladaba, si ugu baxsadaan haddii xaaladu ku adkaato. Wixii warar ah ee ku soo kordha kala socda wararkeena dambe.
http://wadanka.com/index.php?name=News& ... e&sid=1453
Tigres & P/Land Militia Flee From Villa Somalia!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 395 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 539 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 2 Replies
- 446 Views
-
Last post by FatheroftheCamel
-
- 26 Replies
- 2595 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 19 Replies
- 1138 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 12 Replies
- 2202 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 586 Views
-
Last post by fagash_killer