Page 1 of 1

Insha'Allah guul

Posted: Sat Mar 31, 2007 2:41 pm
by eyes-only
Ciidamada Kacdoonka beesha Hawiye oo maalintii seddexaad dagaal qaraar kula jira ciidamada cadawga ee Itoobiya ayaa waxaa is baxaya ineey guulo waaweeyn ka gaareen dagaaladii ay maalimihii ugu danbeeyey la galeen cadawga.

Dagaalada ayaa waxeey galafsadeen nolosha dad badan oo rayid ah oo iyagoo guryahooda iska jooga ay madaafiic ay cadawga naflacaariga ah ku soo rideen waxaana maalmihii ugu danbeeyey wadooyinka lagu arkayey meeydad fara badan oo sita dareeyska ciidamada Itoobiya iyadoo qarkoodna ay dadku jidadka ku jiidayee.

Dagaaladan ayaa waxeey cadeeyeen awoodda ciidan iyo tabaar ee ay maleeshiyooyinka ku dagaalamaya magaca beesha Hawiye ay cadawga kala hortageen iyadoo la sheegayo in dagaaladan ay talo fara badan ku leeyihiin saraakiil ka tirsan ciidamadii hore ee xoogga dalka Soomaaliya .

Meelaha ay ciidamada Itoobiya aad ugu jabeen ayaa waxaa ka mid toofiiq , xararyaale , garoonka Stadio Muqdisho , wadada warshadaha iyo waliba suuqa xoolaha.

Ciidamada Itoobiya ayaa waxeey jeclaan lahaayeen in dagaalkan joogsado oo ay mar uun arkaan iyagoo dib ugu laabatay dalkooda balse waxaa Muqdisho ku haya amar ka sareeya oo uu Males Zenawi ku amaray in dagaalka la wado oo DFKM la garab istaago.

Maxamed Cali shirwac
shirwac@ceelbuurnet.com

Re: Insha'Allah guul

Posted: Sat Mar 31, 2007 2:45 pm
by DawladSade
the ethiopians captured stadiyo muqdisho everybody is saying that

Re: Insha'Allah guul

Posted: Sat Mar 31, 2007 2:57 pm
by eyes-only
Wax habayaraatee ay qabsadeen maleh, they are regrouping after getting a stiff resistance and getting more reinforcements. Third day gone and they are in a worse state than they were having deserted some of their key locations.

All in all, the kacdoonka is strong and getting stronger....Insha'Allah guul...

Re: Insha'Allah guul

Posted: Sat Mar 31, 2007 2:58 pm
by DawladSade
[quote="eyes-only"]Wax habayaraatee ay qabsadeen maleh, they are regrouping after getting a stiff resistance and getting more reinforcements. Third day gone and they are in a worse state than they were having deserted some of their key locations.
[/quote]


waa alle mahadiis marka