BREAKING NEWS BATTLE RESTARTED
Posted: Tue Apr 03, 2007 1:10 pm
War deg deg ah Dhawaqa rasaasta oo mar kale dib ugu bilaabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay dhacayaan madaafiicda Bm iyo hoobiyasha, qoryahay daran dooriga u dhaco dagaalkaan ayaa ilaa iyo hada aysan cadeynin cida bilowday xabada oo jabisay hishiiskii xabad joojinta wixii ku soo saaÃdo dib ayaan idinkala socodsiin doona