Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Somali-Transporter »

MOGADISHU (Soomaalinews) - Iyadoo Ku xigeenka R/wasaaraha ahna Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta ee Dowladda KMG Inj. Xuseen Maxamed Caydiid uu shalay ka degay Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea, ayaa waxa ka dhashay murankii ugu xumaa ee soo kala dhexgalaya isaga iyo Col. Yuusuf.

Ilo-wareed ku dhow dhow Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in khilaaf xoogan iyo muran baaxad leh uu soo kala dhex galay Maleeshiyaadka isku dhafka ah ee halkaasi ku wada sugan.



Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in gabi ahaanba ay fashilantay dhexdhexaadin ay wadeen Saraakiisha sar-sare ee Ethiopia, taasi oo ay ku doonaayeen in lagu dhameeyo isafgaran waaga ka dhex dilaacay Col.Yuusuf iyo Inj. Ceydiid.



Inj. Xuseen Caydiid oo in muddo ah ka maqnaa Caasimadda ayaa shalay ka degay Magaala Madaxda dalka Eritrea, isagoona si rasmi ah ugu biiray mudanayaasha Baarlamanka FKMG ee ku kacsan Dowlada KMG ee Col. Yuusuf iyo Geedi ay wataan.



Dadka ku dhaqan nawaaxiga Villa Somalia, ayaa sheegay in ay cabsi baaxad leh soo wajahday ka dib markii dhaqdhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka bilowdeen.



ka dib markii ay arintaasi soo shaac baxday ayaa Saraakiisha Ethiopian-ka ee ku sugan Madaxtooyada waxa ay amar ku siiyeen horjoogayaasha maleeshiyaadka Inj. Xuseen Caydiid oo aan mowqifkooda wali kala cadeyn in ay tagaan aagagii maalmahan lagu dagaalamay, islamarkaana wali la isku horfadhiyo.



Waxaa ay arintani muujinaysaa inuu fashilmay jirintaankii (Isbaheysigii Walaalaha Mudug) ee Maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa Inj. Ceydiidba ay kuwada bahaysnaayeen, ka dib markii Col. Yuusuf la sheegay inuu ku tuntay heshiiskii lagu aasaasay Isbahaysigaasi.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Somali-Transporter »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

This is going to be funny and UNC/SNA are back..
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by LiQaaye_TDH »

Sacads are not going to have it no more, they will defiantly win this war, I mean Habargidir in whole will win this war……
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Ismahan445 »

Whats new, this was bound to happen. Now we are gonna hear the MJ crying "ya Darood ah" Laughing
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Somali-Transporter »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

You will Hear that soon or later..!
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Unclebin- »

LOOOOL at these kids. Keep the crazy hutu happiness to a minimum. Laughing

The sacad are waiting for abdullahi yusuf to give them jobs as the custodians of villa somalia. Laughing
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Somali-Transporter »

Wait soon or later... sacad will fuk the shiit out of MJ...

I know sacad well..

They start fighting you politics, and in the end things become violence...

Remember last them they made u run to bossao..
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Unclebin- »

http://www.somaliawatch.com/New_audio/cabdulahi.rm


^ Sacad beggars Laughing


LOOOL the hutu's can't even land in an airport in their deegaan. Sacad are second class citizens in galkacyo. Laughing Keep chatting breeze. Laughing
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Somali-Transporter »

Sxb.. you have amxaaro in the airport.. and you talkin like it's your airport..

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Sxb you will not see that Airport anylonger.. After the ethiopians leave somalia...
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Unclebin- »

It's been ours for the last 13-14 years. Laughing No amxaaro sxb. Your people pay extra taxes to land. When we don't want them to land they end up in Somaliland.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Sacads get my SADE pass to WHOP Dhabacyo asses

And Dhabacyos will scream "Daarood Ismaaciil maa angiu ah"

Laughing Laughing Laughing Laughing

it work this time...
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Ismahan445 »

[quote="Unclebin-"]LOOOOL at these kids. Keep the crazy hutu happiness to a minimum. Laughing

The sacad are waiting for abdullahi yusuf to give them jobs as the custodians of villa somalia. Laughing[/quote]

Abdullahi Yusuf who?

You mean Casho Yusuf whose surviving on Ethiopia's borrowed balls. War sacad saciid wa rag rag dhalay. Atleast we fight our own fights..unlike some people we all know who beg others because they are cowards. Cool
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Sacad will win against Majerteen

trust Me my Kinsmen Majerteen except for Reer Biciidyahan and Ciise Maxamoud the rest are pussies

trust me Maxamoud Saleebaan days of ruling is OVER!!

Cali Saleebaan is on the RISE!!!!


Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ciidaanka TFG IN PROBLEMs.. Sacad vs Mejeerteen

Post by AbdiWahab252 »

UncleBiijo is talking a big game.

There are hundreds of young Sacad eager for a fight against Punaniland.

The bililiqo & target practice is too much of an appeal.

All those buildings built in the last 10 years by Punanilanders will be leveled to the ground Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”