Golaha midnimada iyo badbaadada beesha Mudulood oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay
Kulan ay isugu yimaadeen xubno isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgarad kala duwan oo ka tirsan beesha Mudulood, loogana soo horjeeday kulankii ay ka qeyb galeen xubnaha dowladda ee ka soo jeeda beeshaasi oo bartamihii todobaadkan lagu qabtay hotelka Lafweyn ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo kulankaasina looga dhawaaqay gole la sheegay iney leedahay beesha Mudulood oo la magac baxay golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood.
Golahan oo Guddoomiye loogu doortay siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa 100 xubnood oo ka qeyb galay kulankaasi lagu taageeray dedaalada nabadeed ee odayaasha beelaha Hawiye ay ka wadaan magaaladan Muqdisho waxaana qodobo gebagebadii kulankaasi laga soo saaray lagu cambaareeyey xasuuqa iyo dagaalada ciidamada Itoobiya ay ka wadaan magaaladan Muqdisho.
C/llaahi Sheekh Xasan oo ah guddoomiyaha cusub ee golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood ayaa sheegay isagoo kulankaasi ka hadlayey ayaa sheegay xubnaha ka qeyb galay kulankii Hotelka Lafweyn ay ahaayeen dad taageersan dowladda federaalka oo isla markaana aaney aheyn kuwo metela kuna hadli codka beesha Mudulood, wuxuuna tilmaamay in kulankasi uu keenay dagaalada ka soconaya qeybo ka mid ah woqooyiga magaaladan Muqdisho, isagoo ugu baaqay dowladda Itoobiya iney ciidamdeeda kala baxdo Soomaaliya.
Xafiiska Muqdisho, Somalia
dayniilecom@hotmail.com
UHC Chairman Speaks: N. Mogadishu is UHC
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 14 Replies
- 3048 Views
-
Last post by noer
-
- 38 Replies
- 4782 Views
-
Last post by Flower5
-
- 3 Replies
- 674 Views
-
Last post by Nubis
-
- 13 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Queen_Arawello