Page 1 of 1
The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:34 pm
by LiQaaye_TDH
This people dont know who they are messing with
(dagaal aad u qadhaadh oo ka socda wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe)
hadhwanaag 2007-04-14 (Hadhwanaagnews) Dhahar(HWN) Ciidamada somaliland iyo kuwa maamulka majeerteeniya ayaa dagaal aad u qadhaadhi ku dhexmarayaaa Magaalada Sherbi oo xidhiidhisa magaaloyinka qardho iyo garoowe .
War aanu goordhaweyd ka helnay magalada dhahar ayaa sheegaayay in uu labada dhinaca ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa culus oo ka mid yihin qoryaha waaweyn ee Bm iyo qoryaha lidka diyaaradha .
imkasto aan la ogayn khasaraha dhabtaa ee uu dagaalku geystay oo aanay laba dhinac midna saxaafada la hadlin hadana waxa jira goob joogayal ku sugan dhahar ayaa noo xaqiijiayay in xoogag ciidanka somaliland ay gadoomiyeen maleeshiyadkii weerarka soo qaaday.
Dagaalku waa uu bilaabmay abaaro 4galabnimo iyado walina uu socd .
Ciidanka qaranka Somaliland ayaa fadhisimo cusub ka samaysay magaalada sherbi oo kutaala wadada xidhiidhisa magaaloyinka qardho iyo garoowe iyadoo imika ay wadadu xidhantahay oo aan uu istaagtay isku socodki gaadidka ukala bixi jiray
maaaloyinka Boosaso iyo garoowe
magaalada sherbi waxay magaalada qardho ujirtaa 19km
kala soco waxii wara ee ka soo kordha hadhwanaagnews
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:37 pm
by Mr.Wise
The a Gaint is Wake (SLA) WHo gonna Stop them Now..
Long live SLA
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:39 pm
by LiQaaye_TDH
Somaliland Army is 10 km inside Majeertenia Brother

they are even controlling the vehicles thats is coming from Bosaaso to Garowe

Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:40 pm
by highclass

This was reported 1 hour ago from Dhahar
(Allsanaag.com) Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Dhahar ayaa sheegaya in wali dagaal aad u weyni uu ka socdo degaanada soolasha waxaana dagaalka la xaqiijiyey inuu yahay mid culus oo hubka noocayadiisa kala duwan la isu adeegsadey iyadoo aan waxba la isula kala harin.
xidhiidh bahda shabakada Allsanaag.com ay la sameenyeen magaalada Dhahar ayaa nalooku xaqiijiyay in gebi ahaanba laga sifeeyay Jabhadii SNM ee duulaanka ahaa ee dirta waqooyi haatana ay gacanta ay ku hayaan degmada Dhahar ciidamada Daraawiishta Puntland.
Ciidanka Jabhada SNM ayaa dhinaca Bariga magaalada looga itaal roonaadey waxaana markii danbe dib loogu soo riixey Galbeedka Magaalada ayadoo lasheegay inay hada ku ga,doonsan yahiin dhulka soolasha ah halkaas oo dadka degaanku ay raad goobayaan. Waxaana la sheegay in Jabhada SNM ay dilal u gaysteen dad xoolo raacato ah oo ay isir ahaan u dileen.
Waxaa naloo xaqiijiyay in mid ka mid ah 3dii dhinac ee ciidamada degaanku kasoo weerareen Jabhada SNM laga soo qaaday 6 askari oo ka tirsan Jabhada SNM hadana lagu daaweynayo cisbitaalka guud ee magaalada Dhahar. Iyadoo maydadkii ay kaga carareen jiida dagaalka goor dhaw laga soo qaadi doono aagaas, guuldaradaas soo gaadhay Jabhada SNM waxay na xasuusinaysaa dhirbaaxooyinkii ay u gaysteen beesha warsangali markii ay beesha dirta waqooyi kusoo duuleen dhulka harti waqooyi halkaas oo koobka geerida lagu dhadhansiiyay kadib markii lagu jabiyay aagag badan oo ka tirsan dhulka hartiga ee Sool Sanaag & Cayn.
Dhinaca kale warar isaka soo daba imanaya ayaa sheegaya in la hayo tiro wasiiro ah oo kasoo jeeda maamulka la baxay Somaliland mar aan isku daynay tirada inaan wax ka ogaano way ka gaabsadeen mas,uuliyiinta ciidanka hogaaminaysa oo uu ka mid yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka daraawiishta waana Col cashuur. Waxuuna Col Cashuur sheegay in gadaal laga ogaan doono waxii jira.
Allsanaag.com
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:48 pm
by Dhafoorqiiq
The Somaliland Army closed my zipper after a satisfying job. Damn it, I salute to the women of the Somaliland National Army. They sure know how to deal with stiff resistance.

Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:48 pm
by LiQaaye_TDH
War ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta ayaa shaaca ka qaaday in Galabta Saacadu markay ahayd afartii Galabnimo ee saacda Africada bari ayay maleeshiyada Majeerteeniya Weerar ku soo Qaadeen laba Goobood oo ay ku sugnaayeen Ciidamada qaranka Somaliland kaas oo ah wadada laamiga ee u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia si ay Rabshado u abuuraan .
Warku Wuxuu intaasi ku darayaa in Ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland ay Dhibaaxo kulul weerarka Maleeshiyada Majeerteeniya ay ku soo qaadeen , isla markaana ay gaadhsiiyeen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac., ciidamada Somaliland ayaa waxay ka gubeen 3 gaadhi Maleeshiyadii Majeerteeniya, waxaanay gacanta kaga dhigeen hal gaadhi oo ZU-ah, Maxaabiis farabadan oo qaar dhaawac yihiin qaarna ay bad qabaan.
Bartilmaameedka maleeshiyadan ayaa ahayd in ay gacanta ku dhigaan magaalada Dhahar, taasi oo aan sinaba u suurto galin, iyada oo maleeshiyadii soo duushay baaqigoodii ay dib ugu firxadeedn dhanka Boosaaso oo ay afka saareen.
Magaalada Dhahar ayaana wax dhibaato ahi ka dhicin , iyada oo wefdigii wasiirada ahaana ay ku sugan yihiin Magaalada Dhahar , iyada oo ay si caadi ahna ay hawlahoodii shaqo u wataan’’.
Dhanka kalana wax saaka si balaadhan magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibada ee Somaliland iyo wafti uu hogaaminaayo.
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 1:49 pm
by LiQaaye_TDH
Viivaa Ciidamada Mujaahadiinta Warsangeli ee somaliland

Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:25 pm
by kkk47
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:28 pm
by Warya_dude
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:33 pm
by highclass
[quote="LiQaaye_TDH"]Viivaa Ciidamada Mujaahadiinta Warsangeli ee somaliland

[/quote]
Stupid asss Retard
OKEY lets explain whats going on to this bila aqli swollower
The Warsangeli Clan militia are those who are Karbashing Somaliland and the Dhahar elders told somaliland to fuk off.
This is what Warsengeli websites say "Dagaal aad U Qaraar oo haatan Ka soconaya Dagmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ee u dhexeeya Ciidamo beeleed oo kaa shanaya Ciidanka Puntland iyo Ciidamada Soomaaliland "
Meaning The Warsangeli Clan militia backed by Puntland Darwiish
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:49 pm
by kkk47
brother reer SNM ma xishoodan saxaafadooda waxay
qodheen in dagaalka Qardho ka socdo iyo tuulada
Sheerbi which is less than 30km of Bosaaso

Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:50 pm
by LiQaaye_TDH
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 2:56 pm
by Warya_dude
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 3:00 pm
by highclass
Re: The Somaliland Army Closed the Road between Bosaaso and.....
Posted: Sat Apr 14, 2007 3:06 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="LiQaaye_TDH"]:lol:
Alllah maxa caawa Callaaacal Haysta Qurjida

Viiva somaliland and mujiaahidinta Warsangeli....
The somaliland army have stopped every singel car going to Bosaaso and garoowe
All the somalilandders in Somalinet chilling coz they know whats going on, but the Qurjis calaacal.com

[/quote]