somaliland vice president threatens to bomb garowe

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Hiiraan boy »

(Ceerigaabo)16.04-7 Wararka hada naga soo gaadhay magaalada ceerigaab ee Gobolka Sanaag ayaa sheegay in Madaxweynekuxigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin uu hadalo kul-kul u jeediyay dadka soo jeeda SSC oo uu yidhi waa in laga raraa goboladaas,

hadii kale waa la xasuuqayaa, taas oo warsiiro ka soo jeeda Gobolada SSC ay la yaab ku noqotay, intaas kuma joogin waxuu ku siidaray waa dhamaaday Dolorkii aad qaadan jirteen 14 sanno ee aad la haydeen deegaano ayaanu haynaa oo aanu idinka iibinaynaa been baad noo sheegteen.

Maanta waxaa noo cadaatay inaydan cidna waxba u hayn, ay been aad ku shaqeysan jirteen, taasi oo dadka reer ceerigaab u fasirteen in xiligan lakala baxay.

Waxuu intaas ku daray in SNM oo ah cududa Somaliland ku dhisantahay, ay haatan ka go’antahay inay dhameeyaan howshii loo dhisay Somaliland oo ah in Yoocada iyo qarka Boosaaso aanu tagno, si aanu u kala jarno somaliya oo dhan.

Waxaanu dul taaganahay Magaalada Lascanood oo ah gobolka sool noo muhim ah waxaanu wadnaa inaaanu Magaalada Yogoori aanu ka dhigano saldhig Milatare, maalin dhowna waxaanu tageynaa yoocada, Garoowna hadii ay iswaasho BM ayaanu la dhacaynaa wada koonfurtana waanu ka jareynaa waxaa hadalkaas yidhi Madaxweyne-kuxigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin oo fashilyay siyaasada badan oo is dulsaaraan.

Si kasta ah ahaato waxaa muuqta in haatan uu soo baxayo warar iskhilaafsan iyo siyaasad ka dhex aloolsan maamulka Somaliland oo ay samaysteen Jabahadii SNM.

C/laahi cali Maxamuud (ceerigaabo) WidhWidh Online
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Somali-Transporter »

This is not funny anymore... Confused Confused Confused

They can allied and fight Ethiopia together as friends and brothers.. Laughing
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by highclass »

Its time to destroy Somalilands Military capabilities, now that they have clearly said that they want to commit genocide and kill every Dhulbahante and Warsangeli.


.

Goes to show what they really are about.......
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Somali-Transporter »

Sxb.. if we are somalis we have seen enough genocides..

no more genocides..

allied daamn it...

And fight tigrey cuz you guys are in gumeysi...

Civil war is over?? 2006 dec. after UIC civil war dead that day..
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by highclass »

I agree with you, Tigreey is a big problem, They physically occupy South and they Politically occupy Somaliland and Puntland.


We need to fight them first and then sort out our differences.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Somali-Transporter »

So we can fight the freedom for this cursed country..
Bagamundo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1334
Joined: Fri Feb 16, 2007 5:21 am

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Bagamundo »

Ladies and gents this is the man in the mirror...Click on the link.


http://hargeysanews.net/News/ciidanka_Qaranka.htm

Check out the suit he's sporting...I bet ya, he never wore one... : Laughing

What's with the size yo? extra,extra,extra,extra infinitilol:


How educated is this fool?
Last edited by Bagamundo on Mon Apr 16, 2007 7:41 am, edited 2 times in total.
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="highclass"]I agree with you, Tigreey is a big problem, They physically occupy South and they Politically occupy Somaliland and Puntland.


We need to fight them first and then sort out our differences.[/quote]


Laughing na keen lets go invade ethiopia
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by AbdiWahab252 »

EOMM:

Its time for Garaxjiis to take over.

They are the PROVEN darood arse kickers
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: somaliland vice president threatens to bomb garowe

Post by Ina Baxar »

Widhwidh online is seriously calling for some spankin'. Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”