Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Warsame101 »

Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Dhamaan bahda Gedonet annagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Col.Aadan Cali Ashkir halkan tacsi ugu diraynaa xaaskiisa Shamhaad Maxamed Siyaad Barre iyo caruurtooda gaar ahaan Maxamuud Adan Cali, Axmed Aadan Cali, Ashkir Adan Cali (Birike) iyo dhamaan Reer Cali Ashkir iyo Reer Maxamed Siyaad Barre meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Marxuumka ayaa maanta oo taariiqdu tahay April 18 ku geeriyooday magaalada London ee wadanka UK. Waxaana ilaahey ugu baryaynaa marxuumka inuu janadii fardowso ka waraabiyo. Aamiin, Aamiin.

Bogga Tacsida
http://pub37.bravenet.com/guestbook/3101311283
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by So-QumayoLicious »

[quote="Warsame101"]Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Dhamaan bahda Gedonet annagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Col.Aadan Cali Ashkir halkan tacsi ugu diraynaa xaaskiisa Shamhaad Maxamed Siyaad Barre iyo caruurtooda gaar ahaan Maxamuud Adan Cali, Axmed Aadan Cali, Ashkir Adan Cali (Birike) iyo dhamaan Reer Cali Ashkir iyo Reer Maxamed Siyaad Barre meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Marxuumka ayaa maanta oo taariiqdu tahay April 18 ku geeriyooday magaalada London ee wadanka UK. Waxaana ilaahey ugu baryaynaa marxuumka inuu janadii fardowso ka waraabiyo. Aamiin, Aamiin.

Bogga Tacsida
http://pub37.bravenet.com/guestbook/3101311283[/quote]

Aww aww may allah bless his soul in eternal peace and give courage to bereaved family to bear this irreparable loss ameen manee...pftt whos he??+
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Warsame101 »

[quote="So-QumayoLicious"][quote="Warsame101"]Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Dhamaan bahda Gedonet annagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Col.Aadan Cali Ashkir halkan tacsi ugu diraynaa xaaskiisa Shamhaad Maxamed Siyaad Barre iyo caruurtooda gaar ahaan Maxamuud Adan Cali, Axmed Aadan Cali, Ashkir Adan Cali (Birike) iyo dhamaan Reer Cali Ashkir iyo Reer Maxamed Siyaad Barre meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Marxuumka ayaa maanta oo taariiqdu tahay April 18 ku geeriyooday magaalada London ee wadanka UK. Waxaana ilaahey ugu baryaynaa marxuumka inuu janadii fardowso ka waraabiyo. Aamiin, Aamiin.

Bogga Tacsida
http://pub37.bravenet.com/guestbook/3101311283[/quote]

Aww aww may allah bless his soul in eternal peace and give courage to bereaved family to bear this irreparable loss ameen manee...pftt whos he??+[/quote]

He is reer Kooshin and xaaskiisa waa Shamhaad Maxamed Siyaad Barre.
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Advocatar »

Ilaahey ha una xariisto janadana haka waraabiyo......
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by So-QumayoLicious »

He is reer Kooshin and xaaskiisa waa Shamhaad Maxamed Siyaad Barre.[/quote]


Confused Confused K
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Ugaas Diini »

Allah ha u naxariisto.......
User avatar
Qule*Qurac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1267
Joined: Fri Nov 05, 2004 11:22 am
Location: *Caabudwaaq*

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Qule*Qurac »

Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun, odayga waan aqaanay. Ilaahey ha u naxariista janatul fardowsa ha ka waraabiyo, xaaskiisi iyo eheladiisana sabar iyo iimaan ha ka siiyo amiiiiiiiiiin Sad

pls u wada duceeya, oday maskiin ah ayuu ahaa.
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Tacsi Marxuum Col. Aadan Cali Askhir

Post by Shankaroon_614 »

Ilaahay ha'u naxariisto Sad
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”