C/YUSUF IS HISTORY.. AND EVERYONE WILL REMEMBER HIM..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

C/YUSUF IS HISTORY.. AND EVERYONE WILL REMEMBER HIM..

Post by Somali-Transporter »

Dhacdooyinka aduunyada wixii ku cusub aduunyada waxaa lagu sajalaa Ama lagu qoraa boga xasuus qorka taariikhda Dhacdooyin kaasina wexeey noqon karaan mid dabeecada keenta, sida dhul gariirada, duufaanada iyo wax yaalaha dabeecada la xiriira iyo mida bani aadamigu sameeyo sida

Wax faaido leh oo ku soo gordhiyo aduunka, ama dagaal iyo halaag ku soo kordhiya aduunka

Hadaan ka soo qaadano qodobka dagaalada iyo halaaga

Sida dagaalkii Jarmalka ee Adolf Hitler aduunyada u horseedey afartan meeyadii



Adolf Hitler wuxuu rumeeysanaa Nationalism is devotion to one nation's interests over those of all other



waa nation isla weeyn kuwa kale midabtakoora cunsuriyad ah

Adolf Hitele nation kiisi oo ahaa Jarmalka wuu jeclaa shacbigiisi wuxuuna dhihi jirey Jarmalku waa inuu aduunka u sareeyaa

Taariikhda Adolf Hitler waxaa lagu tiriyaa inuu a ahaa Nationalism naazi,laakiin dadkiisi wuu jeclaa

Dagaalkii ugu qaraaraa ee ugu dhimashada badneeyd ee ka dhacey yurubta dagaalkii qaboobaa ka dib,oo ahaa Dagaalkii Bosnia Hercegovina 1992



Dagaalkaasi waxaa ku dhintey 102 000 oo 55261 shicib a haa 40 000 oo dumar la kufsadey 2 000 000 guryahoodi ka cararey wuxuu ahaa dagaal qoowmiyaad kala nuuc ah kala af iyo diinba ah,dagaalkaasina waxaa la dhihi karaa nationalism mid ku dhisan cunsuriyad



Markaan dhaheeyno nationalism waxaa la dhihi karaa umad isku af diin iyo dhaqanba ah



Oo dhalasho ka dhaxeeyso,dadka kalena cunsuriyeeya

Qaranigani aanu ku jirn 2007 waxaa ku soo biirtey taariikh cusub oo aan weli la arag qof dad kiisi isku af dhaqan,diin iyo wada dhalasho ka dhaxeeyso inuu dowlad shacbigaasi cadaw ku ah oo kirishtaan ah inuu soo kexeeysto isagoo sheeganayo shacbigaasi muslimiinta ah inuu madax u yahay kuna yiraahda cadawgaasi kirishtaanka ah inuu laayo umada muslimiinta oo



lagu garaaco madaafiic waa weeyn iyo yar yarba cir iyo dhulba laga duqeeyo iyadoon cidba loo aaba yeelin

Waa mid taariikhda aduunka ku cusub qofkani ficilkani sameeyey wuxuu aduunka ku soo kordhiyey taariikh cusub
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”