C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by Hiiraan boy »

C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageersan wasiirka Gaashaandhiga.
Breaking newsDagaal xooggan ayaa ka socda Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, dagaalkan ayaa u dhaxeeya Beelaha Mareexaan & Majeerteen, Dagaalkaan ayaa la soo sheegayaa inuu soo qaaday C/risaaq afgaduud oo C/laahi yuusuf wakiilka uga ah Gobolada J/hoose & J/dhexe.

Dagaalkan ayaa magaalada kismaayo ku faafay waxaana wararka dalkanews.com ka heshay Magaalada kismaayo sheegayaan in la isku isticmaalayo hubka noocyadiisa kala duwan,

Dagaalkaan ayaa la filayey maalmahan inuu dhaco, waxaa maalintii shalay magaalada ka jiray is xabadayn aan sidaa u waynayn, arrinkaan ayaa keenay inuu dagaal wayn qarxo maanta,

Maleeshiyadii Taageersanayd C/llaahi yusuf ee xamar ku sugnayd ayaa la soo sheegayaa inay gaareen Kismaayo iyaga oo isaga cararey Magaalada Muqdisho ka dib markii ay u adkaysan waayeen xabadaha xamar ka dhacaya,
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by So-QumayoLicious »

^^^qaxaaabka shuqulkiisa aa la marsiinaaa, ninkii soo joog la ga waayo soo jiif aa laga helaaa
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by DawladSade »

i talked to family it is Mareexaan vs. Kablalax

A day ago, the "government" troops took a marehan technical saying they would induct it into the "tfg army". That car waxaa iska lahaa reer Maxamuud Guuleed who are ANTI-DAWLADA so reer Maxamuud Guuleed told the army to bring back the car now but afgaduud forgetting where he was and letting the ethiopians helping them out today in somalia GET TO HIS HEAD took the car and said "it is his personal car", as soon as that happened the mareexaan part of the tfg army and said Afgaduud if u dont bring back the car in TWO HOURS wadadii moorgaan baadraaci. the OGAADEEN who were still angry at mareexaan for taking back another vehicle mareexaan owned that they got through the ICU war went to mareexaan and said "waad gardarantihiin" adaan koojaar iyo wax kale. as soon as ogaadeen said that mareexaan said "waan gar daranahay so maaha" ok so they immediately TOOK BACK THE CAR INFRONT OF THE HOUSE AFGADUUD LIVES IN AND HIS LIL GUARDS and closed of kismaayo's neighborhoods, as soon as kablalax came trying to team mareexaan, we started knocking the lil bastards out senseless
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by Hiiraan boy »

merehan is the only darood i respect.
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by So-QumayoLicious »

[quote="Hiiraan boy"]merehan is the only darood i respect.[/quote]
Laughing WE LOVE U
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by Madmadoobe »

So-qumanyolicous Assbaxx eedo
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by So-QumayoLicious »

[quote="Madmadoobe"]So-qumanyolicous Assbaxx eedo[/quote]
EWWW
MAXA KA SAMEEYAY
Confused
ASBAX GALUUS #1
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by Madmadoobe »

Your name scared me qumanyo edo, lol@ galuus #1 wadda hell is that qumanyo language
So-QumayoLicious
Posts: 179
Joined: Thu Apr 19, 2007 3:36 pm

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by So-QumayoLicious »

[quote="Madmadoobe"]Your name scared me qumanyo edo, lol@ galuus #1 wadda hell is that qumanyo language[/quote]


LOOL K.. UMM WHATEVA DUDE MA SOMALI IS KIND JAB JAB Wink
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: C/risaaq Afgaduud oo dagaal xooggan ku qaaday Beesha taageer

Post by Madmadoobe »

Are you mareexaan qumanyolicous Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”