C/laahi Yuusuf Oo Diiday Inuu Muqdisho Ku Laabto

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

C/laahi Yuusuf Oo Diiday Inuu Muqdisho Ku Laabto

Post by Hiiraan boy »

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Kornayl C/laahi Yuusuf uu diiday inuu Muqdisho dib ugu laabto isagoo sheegay inuu maalmaha Baydhabo saldhigan doono. Yuusuf ayaa sheegay in

uu nin ciidan ah oo dagaalka yaqaan yahay sidaas daraadeedna uusan madaafiic maalin walba magan u ahaan karin, iyadoo taas u dheertahay in markii uu dibadda u baxayanna ay qasab tahay in kaare lagu qaado.



“ Adeer anigu nin ciidan ah baan ahay nin wayna wadkiisa waa yaqaan hadii aanan la madax adaygaynin Muqdisho meel la joogi karo maahan” Sidaas C/laahi wuxuu kula sheegaystay dad maanta hoygiisa Baydhabo ku booqday, kuwaasoo goobjoog.net u waramay.



Dadkan ayaa sheegay in C/laahi uu walwal wayn ka muujiyey madaafiicda iyo hoobiyayaasha joogtada ah ee maalin walba lala dhacayo Villa Somalia iyo Guriga Maama Khadiijo oo maalmahan danbe hoy u ahayd, isagoo sheegay in intii uu xabsi ku jiri lahaa welwelna hayn lahaa uu doorbidayo inuu Baydhabo maalmo ku nasto inta xaalka Muqdisho dhinac u dhacayo.



Itoobiyaanka ayaan la ogayn in ay C/laahi arrinkaas ka yeeli doonaan, laakiin maalmaha soo socda ayaa la kala ogaan doonaa
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: C/laahi Yuusuf Oo Diiday Inuu Muqdisho Ku Laabto

Post by Somali-Transporter »

Laughing Laughing Laughing Laughing

He will not stay in Baidoa for long to..! Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”