Page 1 of 1

MAAMULKA ISKU MAGACAABAY SOMALILAND OO JOOJIYA GAXOOTIGA MUQ

Posted: Fri Apr 27, 2007 6:59 am
by fagash_killer
Maamulka Isku Magacaabay Somaliland Oo Joojiyay Qaxootiga Muqdisho

(Hargeisa}27.4-7
maamulka isku magacaabay somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay dadka kasoo barakacay dagaalada muqdisho soogalitaankooda magaalooyinka ay ka armiyaan ...............................

Mr cirro waxa uu sheegay falalkii amaandarada ahaa ee dhawaantan ka dhacay hargaysa in ay u qabteen dad lala xidhiidhinayo in ay ka danbeeyaan falalkaas, isagoo wasiirku ka gaabsaday in uu xuso dadka ay u qabteen arintaas.

C/laahi ismaaciil cali cirro waxaa uu ka hadlay qaxootiga faraha badan ee hargeisa kusoo qulqulaya ee ka imanaya magaalada muqdisho

. Waxaanu sheegay in dadkaas ay dhibaatooyin badan layimaadeen magaalooyinka hargeisa iyo Burco ayna muhiim tahay in dib loo celiyo kuwa jooga kuwa imanayana aan loo ogalaan

odhaahda wasiirka waxa ku whelinayay wasiiru dawlaha wasaarada arimaha gudaha jaamac C/laahi nuur haybe iyo wasiirku xigeenka wasaarda arimaha gudaha Axmed jaambiir suldaan

News Desk Widhwidh Online