BREAKING NEWS WAR NEAR KISMAAYO BETWEEN CLANS

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS WAR NEAR KISMAAYO BETWEEN CLANS

Post by Hiiraan boy »

Labo beelood oo ku dagalamay Jaziirada Madhawa ee gobolka Jubbada Hoose.

Kismaayo, Isniin, April 30, 2007 Simba Radio

Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo geystay khasaare naf iyo maal isugu jira ayaa maanta iyo shalay ka dhacay ka dhacay Jaziirada Madhawa ee Gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalkaan ayaa waxa uu ka dhacay Jaziirada Madhow oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 12 qof iiyadoo ay ku dhaawacmeen 7 qof.

Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo xiisado colaadeed oo waayadii ugu dambeeyay ka aloosnaa Jaziirada Madhawa.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu dhacay kadib markii maleeshiyaadka jaziirada Madhawa ay ciidamadii joogay dekada macmalka deegaanka Buurgaabo ku qabsadeen canshuurta dekadaasi laga qaadi jiray taasoo sababtay inuu dagaalkaan dhaco.

Si kastaba ha ahaatee, waxgaradka iyo siyaasiyiinta dega Jaziiradaha koonfureed ayaa wada abaabul xoogan oo lagu dhameynayo dagaalka Jaziirada Madhawa ka socda.

Leyla Sheekh Aadan
Kismaayo
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”