Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

Salam alaikum my dear brothers and sisters, i know the story is too long, but believe me it's very interesting..enjoy!

nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaaray ( qiso dhab ah)


nin u dhashay dalka sacuudiga ayaa gurigiisa keensaday gabar shaqaale ah ninka xaaskiisuna waxay macalimad ka ahayd madarasad ku taal meel gurigooda ka yara fog oo ay inta badan mashquul ku ahayd aaditaanka madarasadaas iyo ka imaatinka madarasadaas ninkeeduna wuxuu fursad u helay in uu la sheekaysto gabadha gurigiisa shaqaalaha ka ah oo u dhalatay wadan ka midda wadamada carabta ka dibna wuxuu ku guulaysay in uu si qarsoon oo aysan xaaskiisu ogaanin u mehersado xaaskiisan cusub ee ajnabiga ah sidaas ayuuna in muddo ah ku qabay ayadoon cidina ka war qabin ayadoo ay u sahashay arintaan maqnaashaha fara badan ee xaaskiisu guriga ka maqan tahay in muddo ah ka dibna waxaa dhacday in ninka xaaskiisii hore shaki galay oo gabadhii ninkeedu sida hoose u mehersaday ay kala kulantay erago taag tagan oo aan wax ixtiraam ah lahayn halka markii hore ay ka yara gan ban jirtay amaradeedeena yeeli jirtay warna kama hayso shaqadan cusub ee maalin walba sariirteeda iyo gurgeeda lagu hayo ilaahow qof aan wax ogayn ha cadaabin.

hadaba shaki badan ka dib waxay naagtii guriga lahayd ee ninku qabay arintii kala tashatay nin walaalkeed ah oo guriga daganaa ama mar mar soo booqan jiray waxayna u sheegtay in ay ninkeeda uga shakiday gabadhan shaqaalaha ee ajnabiga ah sidaa daraadeed ay ka rabto in uu arintan u soo kala cadeeyo haddii ay wax ka jiraan iyo haddii ay been tahayba sidii ayuuna wiilkii gabadha la dhashay u bilaabay in uu hawshan ka sal gaaro run iyo been waxay noqotaba waxaana baaritaan ka dib u soo baxay in ninkan subixii markuu shaqada aado xaaskiisuna ay shaqada aado gabadha shaqaalhuna guriga ku soo harto uu isla subixii soo guryo noqdo.
asagoo ka faa'iidaysanaya maqnaashaha fara badan ee xaaskiisa iyo mashnaasha ilmihiisa waaweyn oo inta badan xiliyadaas schoolka ku mashquulsan ka dib markuu hawshiisa dhamaystana wuxuu isaga noqdaa shaqadiisii uu markii hore sida deg deg ah uga soo tagay ayadoon cidina fahmin cidina arkin laakiin nasiib daro maalin maalaha ka mid ah ayaa waxaa yimid guriga ninkii la dhashay xaaskiisa weyn asagoo markuu guriga soo galay arkay booyaasadii iyo ninkii walaashiis qabay oo qolkii walaashiis lagu qabay ku wada jira oo u dhaqmaya sida laba qof oo is qabta oo aan cidna ka baqayn sidii ayuuna gabadhii ugu sheegay asagoo gudanaaya shaqadii loo igmaday loona dirsaday una sheegay gabadhii walaashiis ahayd in uu soo arkay ninkeedii oo shaqadii awalba looga shakiyey dhaxda ugu jira waxa ay qabanayso iyo sida ay yeelaysana ay iyada u taalo maadaamaa gabdhaha aduunku ka siman yihiin waxa loo yaqaano masayrka oo aysan gabari awoodin in ay u dulqaadato ninkeeda oo naag kale la guursada ninkuna waa saas oo kale oo ma jecla in lala wadaago xaaskiisa waxayna kulala duwan yihiin labadaan arimood xagga shareecada oo gabdhaha ku koobtay ilaahayna u gartay in halnin maahane aysan laba nin halmar kulmin karin halka ninku sidaas ka duwan yahay oo loo baneeyey in uu halmar kulmiyo 4 gabdhood oo kala duwan haddii uu mas'uuliyadooda qaadi karo.
hadaba maxaa dhacay akhristow markay gabadhii ogaatay in ninkeedu khayaano aysan ogayn la daba taagan yahay uuna guursaday gabadhii shaqaalaha u ahayd ka dibna uu ka qariyey guurkeeda uuna ka baxay sida ay gabadhu sheegtay balantii uu horay ula galay ee ahayd in uusan naag kale la guursan doonin mar haduu ayada helo waqtigii la is shukaasan jiray oo uu oran jiray waxaa tahay xabiibbi mida aan ku bilaabanayo iyo mida iigu danbaysa hablaha aduunka oo dhan.
gabadhii shaqaalaha oo sidii guriga u joogta ninkuna uusan ogayn in xaaskiisa weyne arintan la socoto ayaa safar dibada ah si kadib ku galay asago safarkaas ku maqnaa muddo 10 cisho dhan waxaana fursadaas ka faa'iidaystay xaaskii waynayd ee uu qabay ninkan odayga ah ee aan halkan sheekadiisa ku hayno ka dibna waxay u yeertay qoladii immigritionka oo ay ku tiri gabadhan wax badan ayey noo shaqaynaysay anagaaana ka keenay wadankeedii shaqadeediina way ka soo bixi wayday halkana sharci kuma laha ee wadankeedii u celiya sidii ayaan gabadhii shaqaalaha guriga ka ahayd odayga guriguna qabay wadanka looga masaafuriyey wadankeediina ku tagtay ayadoo nabad ah ka dibna waxaa safarkii ka soo noqday ninkii odayga ahaa wuxuuna waayey gabadhii uu sida hoose u mehersaday wuxuuna waydiiyey xaaskiisii hore halka ay qabatay gabadhii shaqaalaha ahayd ee fiicnayd asagoo leh waligay ma arkin qof shaqaale ah oo shaqadeeda ka jecel asagoo u galay amaan been ah oo uu rabo in uu ogaado halka iyo meesha ay ka baxday.
hadaba su'aashii uu waydiiyey xaaskiisa jawaabteedu maxay noqotay?
waxay noqotay jawaabtii una sheegtay ninkeeda in gabadhii shaqaalaha ahayd ay aad u xanuunsatay intaad maqnayd, ka dibna ay isbitaal geeyeen baarid ka dibna laga helay cudarka dilaaga ah ee loo yaqaano aidis ka dibna ay dowladu masaafurisay waxay kaloo usheegtay ninkeeda in ayagana laga shakiyey oo baaritaan loo diray baaritaan ka dibna caruurta iyo aniga layga waayey wax jeermis ah waxay kaloo kula talisay odageeda in uu asagu isbaaro si uu uga shaki baxo in cudurkan hayo iyo in kale sidii ayuuna isku baaray ninkii wax cudurna waa laga waayey dhaqtarkii ayaana ku yiri waxaa laga yaabaa in cudurkan bilo ka dib kugu soo baxo oo hadda uusan jirkaaga gaarin waxaana lagula taliyey in uu soo noqdo 2 bilood ka dib si uu u maro baaritaan sax ah oo lagu ogaanayo xaladiida caafimaad sida ay tahay iyo waxa ku soo kordhay, shakiga kaliya ee la qabana wuxuu ahaa armay gabasha shaqaaluhu si qasad ah u qaadsiisay reerkan cudurka ee ma jiran sabab kale ee looga baqayey.
intaas markii loo sheegay ninkii ayuu aad u xanuun saday asagoo yaqiinsaday in cudurkan shaki la'aan ku dhacay aakhirkana uu u dhimanayo fikir dheer ka dibna ninkii sariir ku aruur ayuun noqday markii la weydiiyey waxa ku dhacayna wuxuu ku jawaabayey in uu la naxsan yahay sida qofkan jiran gurigiisa ku soo gashay iyo sida fudud ee ilaahay uga saaray ayagoon wax cudur ah ilaahay ka ilaaliyey mana oga cidina uma sheegin in la ogaaday waxa loo dagayana yihiin sir iyo in mar hore xaaalkiisa la ogaaday.
ninkii markii xaalkiisu xumaaday ilaa bilna uu iska jiifo naagtiisiina ay ogaatay in ninkeedu xaalad xun ku jiro ayey u sheegtay sidii wax u dhaceen iyo danbiga uu galay inta uu le'eg yahay ka dib markuu guursaday naag kale oo uusan la socodsiin ayada, waxay kaloo u sheegtay in aysan jirin qof Aids qaba ee markay ogaatay in uu naagtan ajnabiga la qabo ay go'aan satay in gabadhaan la tarxiilo loona sameeyo mar marsiyo been ah oo loo qaateen sidaas ayaana gabadhii lagu masaafuriyey ayadoo loo sameeyey mar marsiyo been abuur ah oo qofkii maqlaa uu naxayo lagana yaabo in uu u dhinto naxdin iyo wadno xanuun dartiis.
ninkii markii arintaas loo sheegay una cadaatay in waxan la sheegayo aysan waxba ka jirin ayuu ilaahay u tooba keenay xaskiisiina raali galiyey una sheegay in uu qalad weyn ka galay wuxuuna u balan qaaday in uusan mar danbe qayaanayn isla markiina wuxuu u iibiyey xaaskiisa guri cusub magaceediina ku qoray alaab cusub oo qaalina wuu u dhigay oo wuxuu ka badalay alaabtii hore ee ay inta badan ku soo dhaqmayeen wuxuuna ka codsaday in ay cafiso maadamaa uu uga baxay balan hore oo ahayd in uusan la guursanayn sidaas ayeyna gabadhii ninkeeda uga raali noqotay kana codsatay in aanu dib danbe u qayaanin halkaas ayeyna ku dhamaatay qisadii xanuunka badnayd ee ka dhacday wadan ka mida wadamada carabta.
qof kasta oo khayaano u maleega xaaskiisa sidaas oo kale ayaa ku dhacaysa waxaana haboon in marka aad arintaan oo kale samaynayso aad la tashato xaaskaaga si aad meel wax is kula dhigtaan aysana u dhicin khalad weyn oo mid kaan oo kale ah gabdhuhuna waa dhagar badan yihiin sida ilaahay sheegay mar haday masayraana waxay ku fekeraan dariiq walba oo ay ku gaari karaan in ay kala tuuraan qaabkii wax ugu xumaan lahayeen ragooda.
dhabdhahana waxaa la haboon in ay raali ku noqdaan dooritaanka ilaahay ee ah in ayagana uu hal nin u baneeyey ninkana loo baneeyey 4 gabdhood waa haddii uu ka soo bixi karo mas'uuliyadooda'e
inta badana dhibku wuxuu ka yimaadaa xagga ragga oo ayagu wax shukaan sada wax jeclaada wax aroosa ka dibna yiraahda qalbigaa ku nacay iyo naftaa ku diiday ukhtii iyo erayo kale oo aanan halkaan ku soo koobi karaynin, haddii aan laga waan toobin fifiladan la yaabka lehna waa la arkii doonaa wiilal iyo gabdho fara badan oo inta is aroosa wax yar ka dibna is fura sida waqtiyadan danbeba la arkay waxaana laga bixi karaa dhibkaan markii cadaalad lagula dhaqmo gabdha m asaakiinta ah ee beenta loo sheegayo dhabdhuna ay ragooda si dhab ah ula dhaqmaan wixii dhib ah ee yimaadana looga baxo talo iyo isku samir .
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by HELWAA »

daaaaaaaaaaaaaaaam this was to long but i red it..mac sonkor walle sii wanaagsan bay oo kashay doqonka..... Laughing
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

[quote="HELWAA"]daaaaaaaaaaaaaaaam this was to long but i red it..mac sonkor walle sii wanaagsan bay oo kashay doqonka..... Laughing[/quote]


Salam alaikum
i know, men en virkelig interessant artikel Cool , walahi way ku sugtay iyo nus Laughing Laughing ,og det er utroligt at han ikke sagde noget om deres ægteskab selv om han fik at vide hun havde "aids", hvilket hun ikke har i virkeligheden Confused
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by HELWAA »

män är skitstövlar....hur kunde han lura sin fru ppå det sättet...kulaha guriga wakhti badan bay ka maqneed...så han den lilla ormen kunde inte hålla sig ett par timmar till hans fru kom...nacas foqal nacas Laughing
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

[quote="HELWAA"]män är skitstövlar....hur kunde han lura sin fru ppå det sättet...kulaha guriga wakhti badan bay ka maqneed...så han den lilla ormen kunde inte hålla sig ett par timmar till hans fru kom...nacas foqal nacas Laughing[/quote]
Laughing Laughing Laughing puhh jeg siger bare sikke et ægteskab Laughing
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by HELWAA »

man ska aldrig lita på en man, walaahi den här kvinnan var väldigt stark, om jag var hon skulle jag inte kunna hålla mig så länge Laughing ..i would exposed them together Surprised
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

[quote="HELWAA"]man ska aldrig lita på en man, walaahi den här kvinnan var väldigt stark, om jag var hon skulle jag inte kunna hålla mig så länge Laughing ..i would exposed them together Surprised[/quote]


ja walah, hun havde en meget meget STÆRK IMAN, må allah være med hende inshalah
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by wadaniweyn1 »

get tha fu'ck out of here u love's, n give ur nimaan some good
old somali ceeb Laughing Laughing Laughing good old western head would be
tha icing on tha cake tooooooooooo Laughing Laughing good luck xaalimos

thats my advice to u helwaa n naimo,siilka bixiya abaayo's


somalison
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

[quote="wadaniweyn1"]get tha fu'ck out of here u love's, n give ur nimaan some good
old somali **** Laughing Laughing Laughing good old western head would be
tha icing on tha cake tooooooooooo Laughing Laughing good luck xaalimos

thats my advice to u helwaa n naimo,**** bixiya abaayo's


somalison[/quote]

Salam alaikum

walal if you don't have anything relevent to say about the topic dont waste space and leave a boring message, i only care about your opinion if you actually have something intelligent to say Wink

wa salam
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by HELWAA »

^^loooooooool great answer Naima never reply those brain dead low life Very Happy
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by COSTA »

Naiima English or Danish pls i cant af Somali

och ni två borde sluta med att hata somaliska män annars ni ska bli lebbos Laughing
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

Salam alaikum

@Helwaa Laughing DOQONIMO must be a crime mardow walahi


@Costa stakkels dig Confused , du trænger vist til en god omgang somalisk undervisning Very Happy pftt hvad med at spørge dine forældre om de vil læse op for stakkels dig, helst din far Smile
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by COSTA »

Naaima my sweat ilkoyar sister pls lära mig Somaliska språket och jag ska lära dig nånting annat rose
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by Naaima »

Salam alaikum

wary iska yeel yeelka iska daaf du kan godt somalisk Very Happy..ya ku baray sida ilkoyar loqoro neh Laughing , pftt vil meget gerne lære dig somalisk;) MEN desværre jeg er ikke professionel i somalisk Sad
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Nin xaaskiisa khayaanay markay ogaatayna naxdin u dhiman gaa

Post by HELWAA »

waryaa costa lägg av och respektera dina systrar. Surprised

Naima ma aragtey nascas meeran ba meshan ka buuxa Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”