Qoysaskii Ka Barakacay Magaalada Muqdisho Ee Kasoo Jeeday Gobolada SSC Oo Qaarkood Kusoo Laabteen Ca
Warkii 07-May-2007 iyo Qormadii: faytin yare
Qoysaskii ka barakacay magaalada muqdisho ee kasoo jeeday gobolada sool,sanaag iyo buuhoodle ayaa qaarkood dib uga soo hayaamen deegaanadii ay ciirsiga bideen oo nafta kula eerteen .
Qoysaskan oo xubo kamida beesha degta sool ,sanaag iyo buuhoodle oo ku sugan magaalada muqdisho iyo daafaheeda ay tiro ahaan ku sheegeen 37-qoys ayaa saxaafada uga war bixiyay inay ilaa 14-qoys kusoo laabteen hoygoodii oo qaar uu soo gaaray bur-bur xoogan oo ka dhashay madaafiicdii lagu tuurayey xaafadaha magaalada muqdisho .
Salmaan sahal muuse oo xubin ka ah gudidaas ayaa saxaafada uga war bixiyey xaalada qoysaskaas ay ku sugan yihiin ,isagoo sheegay inay qoysaska qaar kamida ay weli ku sugan yihiin xaalada adag taasoo ka dhalatay qax iyo barakacii ku dhacay umada soomaaliyeed eek u dhaqnayd magaalada muqdisho .
Salmaan ayaa intaas ku daray inay jiraan qoysaska qaarkood ay soo noqdeen islamarkaana ay u yimaadeen hoygii ay ku jireen oo qaarkood uu haleelay madaafiicdii dagaalka ka dhacay caasimada ee u dhexeeyey xoogaga wax iska caabinta iyo ciidamada ethiopianka .
Waxuu kaloo intaas ku daray inay jiraan qoysaskii garab raratada ahaa badankoodu inaysan haysan hoy degaan iyo waxay kusoo guuraan midna ,taasoo uu ku macneyey inay markoodii horeba qoysaskaasi hore uga liiteen xaga nolosha islamrkaana ay u badnaayeen dad xoogsato ah oo xiligii nabada maalin joogooda kala soo bixi jiray magaalada caasimada ah ee muqdiho .
Salmaan ayaa carabka ku dhuftay inay qoysaska kasoo baxay degaanada loo barkacay ay ka kooban yihiin 14-qoys oo magaalada ku lahaa guryo islamrkaana ugu roonaa marka laga eego qoysaska ku haray deegaanada loo barkacay ee ceelasha biyaha ,xaawo cabdi no,13 ,baar xaraf iyo degmada afgooye .
Salmaan sahal muuse ayaa isagoo ku hadlaya magaca gudida joogta magaalada muqdisho ee kasoo jeeda gobolada sool sanaag iyo howd ay ka codsanayaan walaloohooda wax haysta ee kala jooga dalalka dibada inay wax soo taraan si ay u helaan hoy ay kiraystaan iyo meel ay kusoo noqdaanba .
Salmaan oo saxaafadu waydiisay inay mar hore jaaliyaduhu wax soo tareen iyo in kale ayaa cadeeyey inay soo gaartay 700 $ dollar oo ay usoo direen haweenka kasoo jeeda gobolada sool sanaag iyo howd eek u sugan dalka newzeland laakiin aysan jirin cid kale oo ka caawisay dhibaatada baahsan ee ka dhacday caasimada iyo nawaaxigeeda .
Isagoo sheegay inay taasina wax weyn u tartay islamrkaana gabdhahaasi waajibkoodii guteen uguna ducaynayaan in alle ugu bedelo khayr iyo jano ,laakiin ayuu yiri ma jiraan cid kale ama aqoon yahankii ,dhalin yaradii ,iyo odayashii kasoo jeeday goboldaas oo ka damqaday weli xaalada qoysaskaas oo tiro ahaan ugu yar marka laga eego tirada qoysaska kale ee soomaalida ku dhibaataysan deegaanada loo barakacay .
Si kastaba ha ahaatee salmaan ayaa ka dayriyey xaalada qoysaskaas weli ku hadhsan deegaanadii dadku u barkacay isagoo sheegay inay ku dhibaatsayn yihiin deegaanadaas xag nololeed iyo xaga hoygaba .
Yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiinfaytin@hotmail.com
info@afnugaal.com
002521-5580916
muqdisho
dhulbanta families who fled muqdisho go back to muqdisho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: dhulbanta families who fled muqdisho go back to muqdisho
Harti is coming back to reclaim the stolen goods and our hawiya slaves
LL Hartia
ViVa Darodnimo

LL Hartia
ViVa Darodnimo
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: dhulbanta families who fled muqdisho go back to muqdisho
fuk. they fled when xabashis bombed muqdisho fukhead
Re: dhulbanta families who fled muqdisho go back to muqdisho
[quote="Hiiraan boy"]fuk. they fled when xabashis bombed muqdisho fukhead[/quote]
Am coming back to Mogadishu soon, make sure u have my villa cleaned and my baris and hilib ari ready when i arrive
Am coming back to Mogadishu soon, make sure u have my villa cleaned and my baris and hilib ari ready when i arrive

- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: dhulbanta families who fled muqdisho go back to muqdisho
[quote="e!"]Harti is coming back to reclaim the stolen goods and our hawiya slaves
[/quote]
.
Those are the Dhulbahante from Xamar who never lived in north.....

.
Those are the Dhulbahante from Xamar who never lived in north.....
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 716 Views
-
Last post by COSTA
-
- 2 Replies
- 825 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 10 Replies
- 602 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 0 Replies
- 577 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 1 Replies
- 622 Views
-
Last post by original dervish
-
- 29 Replies
- 2031 Views
-
Last post by saacJabshee
-
- 0 Replies
- 509 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 1106 Views
-
Last post by BarreLoyalist0