War ninyow geel lakala dhacay meesha malaka hadleenin, lakin hada rabto jawabtii gabeykaas wakanaa
Waayahanba dacniyay maansaduu, dahabku saaraaye
Dudunkaan u rogoy dhowr zabaan, yuu ku daayimaye
Xalunbaa dabuubta iyo himsigu, wax igu daareene
Abtirsiimo waa dacar jinnoo, waan danqanayaaye ...