Search found 4880 matches
- Sat Aug 23, 2008 2:29 pm
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Monkies in south africa what a joke.
- Replies: 5
- Views: 361
- Sat Aug 23, 2008 8:43 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Kabul accuses allies over deaths
- Replies: 8
- Views: 677
Re: Kabul accuses allies over deaths
Ninkii aabahay dilay
Oo adeerkeey addima jaray
Albaabkeenna meyd dhigay
Miyaan aaminaayaa
Ibtilaan u barinee
Afartaan dhurwaayee
U adeegta xabashida [!!!!!!!!!!]
Allahayoow intaan jiro
Miyaan erey ka yeelaa
Ummaddii la laayiyo
Wixii iil la wada dhigay
Waa illoow ayaa yiri
Intuu inanba noolyahay ...
Oo adeerkeey addima jaray
Albaabkeenna meyd dhigay
Miyaan aaminaayaa
Ibtilaan u barinee
Afartaan dhurwaayee
U adeegta xabashida [!!!!!!!!!!]
Allahayoow intaan jiro
Miyaan erey ka yeelaa
Ummaddii la laayiyo
Wixii iil la wada dhigay
Waa illoow ayaa yiri
Intuu inanba noolyahay ...
- Sat Aug 23, 2008 8:41 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' !!!!!!!
- Replies: 2235
- Views: 61006
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' !!!!!!!
"An Oynee albaabka noo xiidha" 

- Sat Aug 23, 2008 8:27 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: 'SOOMAALI BAAN AHAY' !!!!!!!!!!!!!!
- Replies: 1921
- Views: 43317
Re: 'SOOMAALI BAAN AHAY' !!!!!!!!!!!!!!
Sinnaantaan la magac ahay
Sankuneefle ma oggoli
Inuu iga sareyn karo
Anna garasho sogordahan
Sooryo ruux ugama dhigo
Soomaali baan ahay!
Inkastoon sabool ahay
Haddana waan sariigtaa
Sacabbada ma hoorsado
Saaxiib nimaan nahay
Cadowgayga lama simo
Soomaali baan ahay!
Nabaddaan u sahanshaa ...
Sankuneefle ma oggoli
Inuu iga sareyn karo
Anna garasho sogordahan
Sooryo ruux ugama dhigo
Soomaali baan ahay!
Inkastoon sabool ahay
Haddana waan sariigtaa
Sacabbada ma hoorsado
Saaxiib nimaan nahay
Cadowgayga lama simo
Soomaali baan ahay!
Nabaddaan u sahanshaa ...
- Sat Aug 23, 2008 8:22 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: 'SOOMAALI BAAN AHAY' !!!!!!!!!!!!!!
- Replies: 1921
- Views: 43317
Re: 'SOOMAALI BAAN AHAY' !!!!!!!!!!!!!!
Somali baan ahaay 

- Sat Aug 23, 2008 8:18 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' !!!!!!!
- Replies: 2235
- Views: 61006
Re: 'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' !!!!!!!
<<<<<< Slowly Opens door Makulaa oyaa? 

- Sat Aug 23, 2008 8:15 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: is dhulbahantegirl bannd
- Replies: 6
- Views: 243
- Sat Aug 23, 2008 7:45 am
- Forum: Provinces - Togdheer
- Topic: Cayn province
- Replies: 17
- Views: 2505
Re: Cayn province
U wish. 
Suga Inadeer Caynka dhulbanahte ee hawd
Siren Inadeer Buhodle :love:

Suga Inadeer Caynka dhulbanahte ee hawd


Siren Inadeer Buhodle :love:

- Sat Aug 23, 2008 7:44 am
- Forum: Provinces - Sanaag
- Topic: Beesha Warlabe supports the General.
- Replies: 1
- Views: 1088
Re: Beesha Warlabe supports the General.


- Sat Aug 23, 2008 7:43 am
- Forum: Provinces - Sanaag
- Topic: Sanaag
- Replies: 37
- Views: 3300
Re: Sanaag
I am sure anyways beesha kablalax and sade are at war. 

- Sat Aug 23, 2008 7:26 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Post Anything That Comes To Your Mind (Here) Part Deux
- Replies: 2129
- Views: 45756
Re: Post Anything That Comes To Your Mind (Here) Part Deux
Good Morning.......... Whats is this Cagdheer & Ilkoyar Talk i feel so Dhulooooooooooz this morning!!!! :love:



- Sat Aug 23, 2008 7:21 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: Kabul accuses allies over deaths
- Replies: 8
- Views: 677
Re: Kabul accuses allies over deaths
Palestian Iraq chechnia afghanistan kashmir ogadenia somalia..............



- Sat Aug 23, 2008 1:49 am
- Forum: Politics - General Discussions
- Topic: OMG
- Replies: 120
- Views: 3979
Re: OMG
Walaal qalaad qalaad lagu maa sooxo besides daadku waa walaloo Mj-pride inadeer waxaas haka farxiin.
- Sat Aug 23, 2008 1:36 am
- Forum: General - General Discussions
- Topic: BASRA IS PISSED OFF: CAUTION- I AM IN A BAD MOOD!
- Replies: 25
- Views: 968
Re: BASRA IS PISSED OFF: CAUTION- I AM IN A BAD MOOD!
This should help you loose weight and make you happy

- Sat Aug 23, 2008 1:05 am
- Forum: Politics - General Discussions
- Topic: OMG
- Replies: 120
- Views: 3979
Re: OMG
I support Maxakiimta but i dont want my people killing each other. 
