Search found 4 matches

by abiikar82
Mon Mar 31, 2008 7:49 am
Forum: Women - General Discussions
Topic: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya
Replies: 8
Views: 3430

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Walaal qalad baad u fahantay. they want I graduate from BHD, not High school or BA
by abiikar82
Sat Mar 29, 2008 8:24 am
Forum: Women - General Discussions
Topic: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya
Replies: 8
Views: 3430

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

thanks all the good advices,

I am not that bad what you think. waan garanayaa sida loola sheekaysta gabdhaha, laakiin ma garanaayo sida loo bilaawi sheeko, becouse I dont have a lot of contacts, so the peoblem is how to get a good contacts and I need to get a contacts. I dont want to ask my parents ...
by abiikar82
Tue Mar 25, 2008 12:52 pm
Forum: Women - General Discussions
Topic: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya
Replies: 8
Views: 3430

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Thanks walaal, ilaahay baan baryaa in uu ii sahlo

I want to found my coming wife by my self. In aan waalidka waydiiyo ma doonayo. Waxaa iga xun isbarashada hore oo galiya. taas hadaan barto every think will be cool. Maanta anoo jidka socdo waxaan argay gabadh noqon karto xaas, laakiin ma garanayo ...
by abiikar82
Sun Mar 23, 2008 5:16 am
Forum: Women - General Discussions
Topic: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya
Replies: 8
Views: 3430

Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Walaalayaal waxaan ahay wiil guur xalaal ah doonayaa, laakiin aan karanaynin habka shukaansi loo bilaawo.

Marka waxaan idin waydiinaa in aad ila talisaan oo aad i siisaan fikrado fiican sidaan ku bilaawi lahaa shukaansi.

bilaawga hore aa iga xun oo gabdhaha ma lahadlo sawabtoo ah ma garanayo sida ...

Go to advanced search