Waa silsilad laga matalahayo siyaasiinta Soomaaliyeed iyo doodaha dhex yaala oo laga cabiray tixo laga dhigayo inay iyagu marsheen.
Nuune Madoobe, ahna ninka hada sheegtay madaxa lixda gobol ayaa furay silsiladi, isagoo la hadlaya Axmed Madoobe.
Wuxuu yidhi Nuune;
Axmedow ninkii gabay yaqaan waa ...
Search found 298 matches
- Sun Apr 06, 2014 6:36 pm
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Silsiladii gabayada ee siyaasiinta
- Replies: 0
- Views: 563
- Tue Feb 25, 2014 5:36 am
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Reer DDSI come in.
- Replies: 54
- Views: 4956
Re: Reer DDSI come in.
Dhiladan marsin wadata forumkii bay xaar ka buuxisay
- Mon Feb 24, 2014 2:19 pm
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Reer DDSI come in.
- Replies: 54
- Views: 4956
Re: Reer DDSI come in.
War kan xiiqsan ma inaan karbaashuu rabaa oon Somalinet kusoo bandhigo wuxuu Cali Yuusufku yahay?.. Walaahay waad carari, dib dambe usoo gali meysid Somalinet.
Dan baa kuugu jirta inaad hoos uhadasho, oonad kor u qeylyin lol.....
Haddii kale taariikhdii baan kuu fur-furi, haddaan taariikhda dhex ...
Dan baa kuugu jirta inaad hoos uhadasho, oonad kor u qeylyin lol.....
Haddii kale taariikhdii baan kuu fur-furi, haddaan taariikhda dhex ...
- Sun Feb 23, 2014 1:15 pm
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Reer DDSI come in.
- Replies: 54
- Views: 4956
Re: Reer DDSI come in.
Dhulka Absame, wuxuu ka dhaxeeyaa Absame oo dhan, saas baan qabaa... Laakiin haddii ruux uu damco inuu meel sheegto si gooni ah, runta ayoo loo sheegi, meesha uu leeyahay iyo meesha uusan laheyn lol... Yaan laga xumaanin
- Sun Feb 23, 2014 11:35 am
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Reer DDSI come in.
- Replies: 54
- Views: 4956
Re: Reer DDSI come in.
War yaad u sheekeneysaa kaagan Marsin sita, miyaanad xishooneynin?.. Ma Qabridaharaad rabtaa inaad been ka sheegto, Somalinet wax walba waa laga maqli
- Wed Jan 22, 2014 9:45 am
- Forum: Ogaden - General Discussions
- Topic: Tourism for Growth Somali Region Tourist Attraction Sight
- Replies: 5
- Views: 1332
Re: Tourism for Growth Somali Region Tourist Attraction Sigh
Meeshaasi waa daartii ku taalay Qoraxay ee la odhan jiray Daar-Balaayo, waa meejii awoowyaday lagu dhameeyay, Allaha isaga iyo iyagaba u wada naxariisto.
- Sat Mar 09, 2013 8:37 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
- Replies: 1414
- Views: 227785
Re: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
Marka haday saas tahay, Maxaa Gadabuursi, Iyo Oromo iyo Ogaadeen iyo Sheekhaash is raacshay oo JigJiga intuu geeyay yidhi, Xabashi la dagaala? Heshiiska ka dhaxeeyay muxuu yahay iyo hadafku?
Ta kale Sheekhaash la garay oo qoladan xoolaha laga soo dhacay bay dhex degaan oo waa macquul in iyaguna ...
Ta kale Sheekhaash la garay oo qoladan xoolaha laga soo dhacay bay dhex degaan oo waa macquul in iyaguna ...
- Fri Mar 08, 2013 3:06 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
- Replies: 1414
- Views: 227785
Re: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
Ma aaminsani daraawiishi inay dagaalkaas gashay... Daraawiish oo fadhigeedu Harodigeed yahay, Iyo Qoloda geela laga soo dhacay ee xabashidu dhacday oo deegaankaas kasoo jeeda.... Arimo noocaasa bay xabashidu isu sawirtay in daraawiishi dagaalkan ku jirtay, Waa malahayga taasi.
- Fri Mar 08, 2013 3:03 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Different Somaliland accents/dialects
- Replies: 66
- Views: 6498
Re: Different Somaliland accents/dialects
Horta waxani wax muuqda oynu ku murmeyno oynu leenahay sidan buu u egyahay iyo saas buu u egyahay.
Waa jabaq iyo cod... Jabaq iyo codna waxaa miisaama dhagaha qofka.. Bal waxaan isku dayi anoo cadeynteynda culeys uraadinaya inaan youtube ka dhex ulo, Videoyo laga soo duubayo degmooyinka kala duwan ...

- Fri Mar 08, 2013 9:43 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Different Somaliland accents/dialects
- Replies: 66
- Views: 6498
Re: Different Somaliland accents/dialects
Xumaan igama aha, Kaftan haw badatee, Hadalkii aan qoray baad fahmi weydaye, Lahjad kala duwanaanshaheed sideed ku garan lolThuganomics wrote:^
Bal ii yara goo'go hadalkaa aad tidhi
- Fri Mar 08, 2013 9:23 am
- Forum: Ogaden - Politics
- Topic: wadahadalkii ONLF and ethiopia
- Replies: 4
- Views: 20104
Re: wadahadalkii ONLF and ethiopia
Ugaas Absame buu ahaa, Taariikho kala duwana leh....
- Fri Mar 08, 2013 9:21 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Different Somaliland accents/dialects
- Replies: 66
- Views: 6498
Re: Different Somaliland accents/dialects
Waligaa dan aad leedahay ma umaratay gobolada soomaaliya, iyo qabaa'ilada, kolba tuulo ma hooyatay?... Mise qurbahaad ku baratay badankood?Thuganomics wrote:Wallaahi they all sound exactly the same
- Fri Mar 08, 2013 9:15 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
- Replies: 1414
- Views: 227785
Re: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
Ilaahay amarkii, Qoraalku inkastuu yahay wax fiican oo lama huraan ah, Haddana markey noqoto Ingiriis wuxuu qoray, Shaki wayn baa igaga jira.. Ninka qoray, Sourcy'ga uu umaray iyo cida uwarantay iyo hebelka colka dhex xulay ee kala garanayay qolooyinkooda, miyey soo raaciyeen buuga?
Ta daraawiish ...
Ta daraawiish ...
- Fri Mar 08, 2013 9:08 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Different Somaliland accents/dialects
- Replies: 66
- Views: 6498
Re: Different Somaliland accents/dialects
suju??? suju ma qabiil baa?
Bal lachajaday ku kala duwanyiiin Laas qori, Laas Caanood, iyo Qabridhahre aniga ii sheega? suaashaydu waa taas , ee Ogaadeen kenya u qaxay of course lahjada dadkaas ayay yeelanayaan taasi se macanaheedu maaha waa lahjad Daarood ama Ogaadeen.
Ogaadeenka kenya miyey ...

- Fri Mar 08, 2013 5:26 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
- Replies: 1414
- Views: 227785
Re: Daraawiish and the Kacaan Revisionsim.
Dagaalka JigJiga xoolo Xabashidu ka dhacday reer Cali buu ka kacay, Raacdo-Reeb kor ubaxday oo geela daba socotaa banka JigJiga gashay oo ciidan ku sugayo, Sidaasuna ku dhacay dagaalku oy xabashidu ku jabisay nimankii raacdada ahaa, inkastoo rag qoryo soo furtayna ay jireen, oo dib looga amray inay ...