Search found 384 matches

by canood
Thu Apr 01, 2010 9:35 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Breaking News !
Replies: 0
Views: 121

Breaking News !

War deg deg: Dagaal ka socda Degmada Shibis iyo Mucaaradka oo gudaha u soo galay

Dagaalo ayaa ka socda Degmada Shibis ee Waqooyiga Muqdisho, iyadoo dagaaladaas ay u dhaxeeyaan Ciidamada Dowladda KMG iyo Xoogaga Mucaaradka oo gudaha u soo galay degmadaas.

Dagaalka ayaa la isu adeegsanayaan hubka ...
by canood
Wed Mar 31, 2010 2:16 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Hargiesa Grand Mosque !
Replies: 0
Views: 365

Hargiesa Grand Mosque !

by canood
Wed Mar 31, 2010 1:01 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Al shabab kicking ASS !!
Replies: 4
Views: 509

Re: Al shabab kicking ASS !!

Alshabab :som:
by canood
Wed Mar 31, 2010 12:12 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Al shabab kicking ASS !!
Replies: 4
Views: 509

Al shabab kicking ASS !!

Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal kula wareegay xarunta degmada Shibis kadib dagaal culus oo ay saaka lagaleen Dowladda KMG Somaliya

Dagaallo aad uculus ayaa saaka ka dhacay xaafado dhaca waqooyiga magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay xoogaga Islaamiyiinta iyo ciidanka dowladda oo kaashanaya ...
by canood
Tue Mar 30, 2010 4:07 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Somaliland young poets !
Replies: 4
Views: 326

Re: Somaliland young poets !

at least we have peace , , look at you xamar
by canood
Tue Mar 30, 2010 4:04 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Al Shabab orders
Replies: 0
Views: 212

Al Shabab orders

Maamulka Ururka Al-Shabaab ee ka taliya Gobolka J/hoose ayaa amaro ku soo rogay dadka rayidka ah ee ku nool deegaanadaasi.

Awaamiir ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose Sheekh Maxamed Xaaji Axmed ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka ku dhaqan degmadaasi ay ...
by canood
Tue Mar 30, 2010 3:59 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Somaliland young poets !
Replies: 4
Views: 326

Re: Somaliland young poets !

They enjoying peace !
by canood
Tue Mar 30, 2010 3:51 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Somaliland young poets !
Replies: 4
Views: 326

Somaliland young poets !

by canood
Tue Mar 30, 2010 3:34 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: The Bantus stealing the kids organ !!!!
Replies: 5
Views: 460

The Bantus stealing the kids organ !!!!

Maydad ay ka maqanyihiin Kilyaha iyo Beerka oo laga helay Garoonka diyuuradaha Muqdisho oo ay Maamulaan Ciidamada AMISOM.

Tuesday, 30 March 2010 11:40 Somalimemo administrator


Ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay Nolosha ku toogtaan dhalinyarada da'da yarta ah ee ...

Go to advanced search