{RealGedo, Baardheere} Aroortii hore ee saaka ayaa waxaa dhismaha Guest-House ee ku yaalla magaalada Ceelwaaq waxaa gaadiid labo ah iyo laba gabdhood oo soorooyin ah oo Talyaani ah ka soo afduubay shufto ka gudubtay dhinaca Soomaaliya....................................
{RealGedo, Doolow} Ciidammada Mujaahiiinta dhallinyarada ah ee isugu yeera "Alshabaab" ayaa waxay galabta si rasmi ah u gaareen Degmada Geedweyne ee Gobolka Gedo. Alshabaab waxay odayaasha iyo waxgaradka Geedweyne ugu yeereen in ay raacaan jihaadka oo ay naf iyo maalba u huraan.