Search found 50 matches

by Dalmar1985
Sat Apr 27, 2013 2:46 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Al-amriki shot in the neck, apparently
Replies: 14
Views: 1148

Re: Al-amriki shot in the neck, apparently

Soomaaliya dagaal wey ka daashey, dhalanyarada al-Shabaab iyo kuwa la halmaala waxaan dhihi lahaa ilaahey ka baqa oo Soomalida ha idinka nabad gasho.
by Dalmar1985
Tue Apr 16, 2013 4:11 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: How Arabia is free of Terrorism
Replies: 14
Views: 414

Re: How Arabia is free of Terrorism



Somalia should take the same approach if they want to eradicate these disease, welcoming and rehabilitating these religious militias is not working, will not work, they have to be sentenced to life in prison, and slowly die there. The more these religious militias linger the worse things get ...
by Dalmar1985
Tue Apr 16, 2013 4:03 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Final Stage of Godane's jihad against Wanlaweyn & Faqash
Replies: 1
Views: 584

Re: Final Stage of Godane's jihad against Wanlaweyn & Faqash

al-Shabaab waa u wada mid Soomaali oo idil waxeyna balan ku gashey ineey disho qof waliba oo ka hor yimaada qorshaheeda oo ah ineey Soomaaliya xukunka la wareegto hadeey dadka rabaan ama ayan rabinba.
Al-Shabaab waa koox argagixiso ah oo aan ilaalin xuduudka ilaahey.
Waxaan Soomaalida leeyahy iska ...
by Dalmar1985
Tue Apr 16, 2013 3:59 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Akhdams were behind the suicide bombings in Xamar
Replies: 62
Views: 4411

Re: Akhdams were behind the suicide bombings in Xamar

Kuwan Soomaaliya ka dagaalamaaya ha noqdaan ajnabi ama Soomaali waa kuwa balan ku galey ineey Soomaaliya burburiyaan.
Waxaan dhihi karaa qabiil malahan waana kuwa maskaxda laga dhaqey waxeyna ka iman karaan guri waliboo Soomaali ah ee Ilaahey ha soo hanuuniyo!
by Dalmar1985
Sun Apr 14, 2013 1:23 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Breaking News - Maxkamada oo la weeraray
Replies: 75
Views: 5926

Re: Breaking News - Maxkamada oo la weeraray

Dadka maanta meesha lagu xasuuqey maxey galabsadeen?
al-Shabaab hadey dagaal rabto may ciidamada hubeysan is hor-geeyso...Alloow Soomaalida ka badbaadi khwaarijtan
by Dalmar1985
Thu Apr 11, 2013 3:24 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Terrorising the dead and yelling 'Allahu Akbar'
Replies: 9
Views: 908

Re: Terrorising the dead and yelling 'Allahu Akbar'

There mostly nut jobs....financed and transported around the Muslim world to cause mayhem in targeted countries.
Al Shabaab are from the same same stable

Waxey ila tahay kooxaxa noocaan ah anaga un baa iska dhicin karna ee yeeynaan sugin inuu qof kale naga dhiciyo, waana inaan isku duubanaanaa ...
by Dalmar1985
Thu Apr 11, 2013 3:13 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Khalifate announced in ash-sham!
Replies: 19
Views: 1361

Re: Khalifate announced in ash-sham!

Wali lama sheegin meel al-Qaacida iyo kuwa la halm-maala galey oo nabad iyo khayr la gaarey, ee Alloow u naxariisu walaalaheen reer Suuriya!
by Dalmar1985
Sat Apr 06, 2013 11:30 am
Forum: Politics - Somaliland
Topic: Why this Sheekh always talking about Politics
Replies: 13
Views: 1156

Re: Why this Sheekh always talking about Politics

Dhibaatada Shiyuukhda maalmahan haysata waa ineey ilaaween doorkooda, taasoo sababtey ineey diinki iyo siyaasada midba ayan ku fiicneeyn...
by Dalmar1985
Sat Apr 06, 2013 11:06 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Shaykh Yasir Qadhi is no longer a "Salafi"
Replies: 62
Views: 6590

Re: Shaykh Yasir Qadhi is no longer a "Salafi"

Salafai ama Khalafi intuba waa magacyo ay kooxaxa cusub ay rabaan ineey kaga duwanaadaan Muslimiinta intooda kale ee waxaan dhihi lahaa Kitaabka iyo Sunnada nabiga ayaa nagu filan inaan raacno intaan maalin waliba magac cusub aan baxsan laheyn.
by Dalmar1985
Fri Apr 05, 2013 12:18 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Tunisian fatwa calls women to sexual jihad in Syria
Replies: 19
Views: 2772

Re: Tunisian fatwa calls women to sexual jihad in Syria

Ilaahayoow ha inoo qabsan nacasiinta naga mid ah wax yaalaha ay ku fatwoodaan...Aamiin...
by Dalmar1985
Tue Mar 19, 2013 12:23 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Apostate terrorists greet Xuduris by beheading famous imam
Replies: 14
Views: 831

Re: Apostate terrorists greet Xuduris by beheading famous im

Reer Xudur waa iney al-Shabaab iska qabtaan....
by Dalmar1985
Sat Mar 16, 2013 2:48 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: Official: Al-Shabaab defeated, says Somali president
Replies: 11
Views: 1006

Re: Official: Al-Shabaab defeated, says Somali president

Ilaahayoow Soomaalida ka qabo al-Shabaab iyo ajaanibta lasocota....
by Dalmar1985
Sun Mar 10, 2013 2:26 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: 15 Al-Shabab killed by their own explosives in Hiiraan
Replies: 5
Views: 668

Re: 15 Al-Shabab killed by their own explosives in Hiiraan

Ilaahey ummada Soomaaliyeed haka badbaadiyo kuwan lumey ee diin la'aanta ah!
dhib walbo ay u qorsheeynayaan ummadana Ilaahey ayaga haku dhameeyo.
Ilaahey wuxuu Muslimiinta farey in ay nafata bani'aadanka ilaaliyaan.
Kuwaan fududeeystey awaamirta rabi waxey u danbeyn doonaan halaag taasoo aduunyo ...
by Dalmar1985
Fri Mar 08, 2013 4:40 pm
Forum: General - General Discussions
Topic: 4 Extremist muslims karbaash convert 40 times
Replies: 11
Views: 893

Re: 4 Extremist muslims karbaash convert 40 times

Islaamka waa diin cadaalad ku dhisan oo aan cidna dulmin. xukun Islaami ah marka la fulinayo waxaa jira shuruudo iyo jid loo raaco.
dhibaatada dadkan aan diinta fahamsaneeyn ee doonaaya ineey xukunka dabaqaan waa JAHLIGA iyo KIBIRKA!
Waxey ila tahay hadii la raaco Nabi Muxammad Sunnadiisa inaan ...
by Dalmar1985
Tue Mar 05, 2013 5:43 pm
Forum: Politics - General Discussions
Topic: pm: we will regain mogadisho-kismaayo, G/dhexe highways soon
Replies: 7
Views: 504

Re: pm: we will regain mogadisho-kismaayo, G/dhexe highways

al-Shabab waa in si naxariis la'aan ah loola dagaalamaa maxaa yeeley wexey rabaan Soomaaliya ineey dib u dhigaan. Dadaalka dawlada ugu jirta ineey al-Shabaab iyo kuwa la-hal maala ugu saarto wadanka waa in taageero buuxa aan siinaa maxaa yeeley waa jidka kaliya ay Soomaaliya Mustabal jiilka cusub ...

Go to advanced search