Search found 1111 matches

by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 7:19 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Banadiiri people gets two seats at upper house. CONFIRMED!!!
Replies: 34
Views: 2368

Re: Banadiiri people gets two seats at upper house. CONFIRMED!!!

Sax.

gobolwalba waa inu xaqiisa helaa, si guul lo gaadho.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 7:11 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC
Replies: 34
Views: 2515

Re: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC

somaliler wrote:
xaliye123 wrote:
somaliler wrote:Reer Isaaq 2113 damn. WTF does he want from them??
Wali intaasi waxba ma ahaan ku leyahay, intaas 5 jeer ka badan buu naga dilay.
Oo Muxuu idiinkarabaa? Waa ugaadhsi caadi ah
De adba kaalay sheg wuxuu nagu maagay. Xita Ogadenkii kale ba yaabay cadaawada aanu isu qabno.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 7:09 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC
Replies: 34
Views: 2515

Re: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC

RoobleAlWaliid wrote:Are those 5 men all Ogaden?
Cabdilaahi itoobiya oo Abaskuula mooye inta kaleba waa isku reer waliba ilmader weeye.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 7:06 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Wiil hooyadiis dilay Subxanalah
Replies: 9
Views: 806

Re: Wiil hooyadiis dilay Subxanalah

Subxaana laah. Ummad halaagmatay iga dheh.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 7:04 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC
Replies: 34
Views: 2515

Re: Ethiopian rights commission opens case against Somali Region officials at ICC

somaliler wrote:Reer Isaaq 2113 damn. WTF does he want from them??
Wali intaasi waxba ma ahaan ku leyahay, intaas 5 jeer ka badan buu naga dilay.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 5:35 am
Forum: Ogaden - General Discussions
Topic: Difference between Ina Ilay and Nathif jama
Replies: 33
Views: 3768

Re: Difference between Ina Ilay and Nathif jama

Balwarama.

Ogaden dad lagu daalo ma aha, waayo wixii shalay dhacayba ma oga.
Ina ilay waxa uu ku yimid ee wax walba loogu fasaxay xitaa ma oga inay tahay cadaadiskii shuhadada.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 5:17 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Reverts discussing Somali girls
Replies: 220
Views: 20022

Re: Reverts discussing Somali girls

Wixii is guursan iyo wixii is fuuliba laydinma dirsan e ninwalowba taada ka adkow oo danahaaga ku foof.
Maxaa idinka galay gabadhii ninkale oon somali ahayn gursata? Shekadii carabta hanoola imanina iyo inaan noqono waardiye cambar.
by xaliye123
Sat Jun 25, 2016 3:05 am
Forum: General - General Discussions
Topic: True Story
Replies: 19
Views: 1691

Re: True Story

Wax khalada meesha kuma arko anigu.
Ma barkinta dhulka taalba mise wax kale.
by xaliye123
Fri Jun 24, 2016 2:23 pm
Forum: Soomaali Galbeed - General Discussions
Topic: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Replies: 40
Views: 35476

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.
by xaliye123
Fri Jun 24, 2016 2:16 pm
Forum: Soomaali Galbeed - General Discussions
Topic: ABASKUUL
Replies: 9
Views: 35799

Re: ABASKUUL

Samane inader midaas aniga iga aamin
Yaabreeb waa Abaskuul ka tolowday beri hore.
by xaliye123
Fri Jun 24, 2016 2:12 pm
Forum: Soomaali Galbeed - General Discussions
Topic: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Replies: 40
Views: 35476

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

Xaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.

Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.
by xaliye123
Fri Jun 24, 2016 1:58 pm
Forum: Soomaali Galbeed - General Discussions
Topic: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Replies: 40
Views: 35476

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??

War qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.

Go to advanced search