Search found 4 matches

by peaceout
Sun Jan 11, 2015 8:03 am
Forum: General - General Discussions
Topic: Somali gov fires worker who skipped work for 6 years loooool
Replies: 9
Views: 1251

Re: Somali gov fires worker who skipped work for 6 years loo

No need for false and fabricated news articles to prove there is corruption in Somalia.
This is the original article.

http://in.reuters.com/article/2015/01/0 ... TW20150108
by peaceout
Tue Dec 30, 2014 2:35 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Replies: 4
Views: 1426

Re: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha

Kadib markii shaqaalahah Xafiiska Raizulwazaaraha dacwado ka gudibiyeen, ayaa la badalay Xoghayihii Joogtada ahaa Cabdulqadir iyo saaxibkii Bashiir oo u qaabilsanaa dhanka dhaqaalaha.
Sababaha uu Raizulwazaaraha cusub Omar Abdirashid Ali Sharmarke, labadaan nin shaqada uga racdeeyey ayaa ka dambeyay ...
by peaceout
Mon Dec 29, 2014 5:54 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Replies: 4
Views: 1426

Re: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha

Hanti dhowrka and Xeer Ilaaliyaha had several meetings about the Permanent Secretary Abdulqaadir Cabdi Faarax. Both Dr. Ahmed Ali Dahir, the Attorney General and Dr. Nuur Farah, Hanti Dhowrka are facing political pressure to let Cabdulqaadir Cabdi Go.
Ex Prime Minister Abdiweli is trying to save ...
by peaceout
Mon Dec 29, 2014 1:35 am
Forum: Politics - General Discussions
Topic: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Replies: 4
Views: 1426

Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha

Waxaa shalay galab,28-12-2014 Xafiiska Raisul Wasaaraha si kedis ah ku yimid Guddi heer sare ah oo ka socda Hanti Dhowrka si ay u gutaan waajibaadkooda. Waxaa doraad la badalay Xoghayihii joogtada ahaa Abdulqaadir Cabdi Faarax. Kadib markii dhowr jeer lagu soo eedeeyey arimo musuqmaasuq ah, dacwanan ...

Go to advanced search