Almis87 wrote: Tue Mar 27, 2018 9:32 am Waxa Golaha wasiiradu ansixiyeen odoroska miisaaniyada JSLee 2018 oo noqonaysa 390 mil$. 34% waxaa loo qoondeeyay horumarinta.
Search found 110 matches
- Tue Mar 27, 2018 9:34 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Odoroska miisaaniyada Sland ee gu'gan 2018
- Replies: 2
- Views: 532
Re: Odoroska miisaaniyada Sland ee gu'gan 2018
- Tue Mar 27, 2018 9:32 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Odoroska miisaaniyada Sland ee gu'gan 2018
- Replies: 2
- Views: 532
Odoroska miisaaniyada Sland ee gu'gan 2018
Waxa Golaha wasiiradu ansixiyeen odoroska miisaaniyada sanadkan 2018 JSL
oo noqonaysa ku 390 mil$. 34% waxaa loo qoondeeyay horumarinta.

- Mon Mar 12, 2018 3:20 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Why ciidagale are squealing about Wasiir/Abwaan Guri Barwaaqo?
- Replies: 9
- Views: 2489
Re: Why ciidagale are squealing about Wasiir/Abwaan Guri Barwaaqo?
Nin cadhaysan oo guri barwaaqo shaqada ka eryey baa waxan bilaabay. Laakiin anigu buuga ma akhriyin oo magaran waxa ka jira waxay ka cabanayaan.
Haa oo waa isla ninkan ma se hubo in uu shaqadii jaamacada markii uu joogay ayuu ka eriyay ama uu isagu iskii uga tagay. Imika se waakan isagoo ...
- Mon Mar 12, 2018 1:33 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Why ciidagale are squealing about Wasiir/Abwaan Guri Barwaaqo?
- Replies: 9
- Views: 2489
Re: Why ciidagale are squealing about Wasiir/Abwaan Guri Barwaaqo?
Sababtu waa xaasidnimo. Horta buugan waxa la yidhaahdaa "Sooyaal. Ina Cabdalle Xassan ma sheekh mise......" wuxuuna ku saabsanyahay taariikhdii la qariyay ee Darwiishka. Gabaygan imika laga hadlayona waxa loo soo qaatay uun tusaale. Markaa imika ninkani wuxuu ku doodaya maxaa Darwiishka loo ...
- Thu Nov 30, 2017 5:36 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Jeeggaan Bari, is on the making!!
- Replies: 25
- Views: 3255
Re: Jeeggaan Bari, is on the making!!
Akhas anigu faqash iyo somalia ayaaba iidhaanta inaan wax la qaybsado.
Meesha dantayda aan ka arko ayay iiga shidan tahay
Waligiinba waa idiin caado in sida adeeradaa Tuur Alle ha u naxariisto iyo buubaa aad dhadhamo raacdaan oo somalia futada u leeftaan marka danbena soo noqotaan. Waa ...
- Thu Nov 30, 2017 10:12 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...
- Replies: 7
- Views: 1542
Re: Mustafa Martin oo si qoto dheer uga hadlay...
Ninkani wuxuu xeerinayo ma jiraan. Wuxuu ku tala galay kicin dadweyne waxay doonto ha ku qaadatee. Wa beenaale aab libiqsan wuxuu doonyaa waa wax kaliya. Waa burbur.
- Thu Nov 30, 2017 9:48 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Jeeggaan Bari, is on the making!!
- Replies: 25
- Views: 3255
Re: Jeeggaan Bari, is on the making!!
Akhas anigu faqash iyo somalia ayaaba iidhaanta inaan wax la qaybsado.
Meesha dantayda aan ka arko ayay iiga shidan tahay
Waligiinba waa idiin caado in sida adeeradaa Tuur Alle ha u naxariisto iyo buubaa aad dhadhamo raacdaan oo somalia futada u leeftaan marka danbena soo noqotaan. Waa waxaas ...
- Sat Nov 25, 2017 2:13 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Who is the new kulmiye chairman
- Replies: 27
- Views: 3821
Re: Who is the new kulmiye chairman
Sxb you lost, get over it. Instead of worrying about Kulmiye, perhaps you should stop for a moment and question why you lost by such a large margin.
As for future chairmans, who will be the future chairman of Wadani? Since fat buddha was disgraced? :) :up:
Dee isagii uun baa ku soo noqonaya ...
- Sat Nov 25, 2017 1:59 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: The President's Character
- Replies: 4
- Views: 1116
Re: The President's Character
Xaaji Cabdi waraabe ka hadlaya muuse biixi.
https://youtu.be/pSbVA6e9gBE
Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe
https://youtu.be/eqy33XTN_54
Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay ...
- Sat Nov 25, 2017 5:41 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: The President's Character
- Replies: 4
- Views: 1116
Re: The President's Character
Xaaji Cabdi waraabe ka hadlaya muuse biixi.
https://youtu.be/pSbVA6e9gBE
Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe
https://youtu.be/eqy33XTN_54
Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay in ...
https://youtu.be/pSbVA6e9gBE
Videoganna waxaad ka helaysaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Xasan Geney" , Sh cadullahi Sh Cali Jawhar. Waxa kale oo ku jira X Canbdi Waraabe
https://youtu.be/eqy33XTN_54
Kanina waa Boobe Y Ducaale oo intuba isku raacay in ...
- Wed Nov 22, 2017 5:11 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: The Wadani official who stole SL ballot booklet caught trying to flee the country
- Replies: 25
- Views: 3280
Re: The Wadani official who stole SL ballot booklet caught trying to flee the country
aakhiro ha u dhaadhiciyaan kelebka tuuga ah.
- Tue Nov 21, 2017 8:10 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Cirro should stick to his position period.
- Replies: 16
- Views: 1636
Re: Cirro should stick to his position period.
Waaryaada isku xishooda somaliland way ka weyntahay laba qabiil iyo qaxan aad shubeysaan. Kii madaxweyna noo nodaaba waa kii kale. Labduba cod badan ayah ka heleen shacabka somaliland intiisa kale ee way uun kala badsadeen. Waxaan leeyahay Somaliland waa gacal is jecel oo gacmaha is haysta :sland ...
- Sun Nov 19, 2017 3:55 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: 50 boxes left to be counted in Hargeisa, Wadani walks out of the NEC
- Replies: 30
- Views: 4201
Re: 50 boxes left to be counted in Hargeisa, Wadani walks out of the NEC
In kasta oo shir ka dhacay guriga xirsi ka dib ay soo noqdeen oo imika halkii ka sii wadaan xisaabta. Xaalku waa dagganyahay waxay liqi laayihiin in laga badiyay laakiin saaxigay iska keeni.
- Sun Nov 19, 2017 8:42 am
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: Ciiro accepts defeat the messiah muj moses al qadimi to be crowned
- Replies: 49
- Views: 6385
Re: Ciiro accepts defeat the messiah muj moses al qadimi to be crowned
I,m astonished. Qabyaalad is hell of a drug. Waxaabad maraysaan somaliland waan ka noqonay, dee haday sidaas tahay malaha dee diintana waydun uga bixi qabyaaladan baas. Adeera cid maamul goboleed ku dhawaaqi kartaa iyo cid dagaalamaysa toona ma jirtee cagaha dhiga. Hadaad kursiga sidaa ba'an u ...
- Sat Nov 18, 2017 12:08 pm
- Forum: Politics - Somaliland
- Topic: CIRRO OO SOO ISTAADHAY ODAYASHII REER AWDAL
- Replies: 7
- Views: 1168
Re: CIRRO OO SOO ISTAADHAY ODAYASHII REER AWDAL
Lol keligood maaha cida SL ka tashanaysaa, reer macaan jecel oo is leh hadii Muuse loxoox dalka madaxweyne ka noqdo dawarsigii ayaad iska dayn.
Aabihiin iyo qotidaa tihiinba w*sa.
MUUSE shaani halkuu xukumi ma Qabiiley jidh xun fooqal jidh xun.
Hadaad doorashadii boobtay waxaad ka hesho waad arki ...