

Masaajidka ciyaarta kadaa walaal.theyuusuf143 wrote: Mon Jan 21, 2019 11:22 am
Arimaha dawlada faraha kala bax hadii kale block baan ku saarayna .
NINYOHOW, aduu waxaad ubaahantahay inaad iscadayso. Ma Somaliland ayaad kasoohorjeedaa ood rabtaa inay burburto mise Dawlada Muse Biixi?kaliil wrote: Fri Jan 18, 2019 3:52 pm Jaamacbuuhoodle,
Dhulbahante axmed karaash ayay ku daba fayleen baa la yidhiye warkaa maxaa ka jira?