Swedan.(GMN)Kadib is casilaadii raysal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali ayaa waxaa soo baxaya xusul duub badan oo ku saabsan cidda qabanaysa jagadda raysal wasaaraha cusub.Madaxwayne Shikh Shariif ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo raysal wasaaraha cusub oo uu soo magacaabayo, waxaa uuna si ku meel gaar ah jagadda raysal wasaaraha ugu dhiibay Cabdi Waaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) oo asagu ah raysal wasaare ku xigeen iyo wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka ee DKMG ah.Ilaa iyo hadda lama garan sababaha dhalisay in goonjeex loo magacaabo raysal wasaare ku meel gaar ah, ayadda oo la saadaalinayay in uu asagu noqonayo raysal wasaaraha cusub.Shikh shariif ayaan la ogayn cidda dhabta ah oo uu usoo magacaabi doono raysal wasaaraha cusub balse waxaa aay baarlamaanku wadaan siddii uu Cabdi waaxid u noqon lahaa raysal wasaaraha rasmiga ah ee DKMG ah. Cali Yaasiin GurbeGotenborg-Swedan
SOMALIA NEW PM??
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
SOMALIA NEW PM??
ABDIRASHID FATBOY GONE

Last edited by grandpakhalif on Tue Sep 21, 2010 3:25 pm, edited 3 times in total.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta magacaabay kusiimaha Raysalwasaaraha kadib markii uu iscasilay Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ahaan jirey Raysalwasaaraha.Waxaa loo magacaabay Xilka sii hayaha Raysalwasaaraha kuxigeenka Raysalwasaaraha ahna Wasiirka tamarta iyo shidaalka Mudane Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo xilkaas sii hayn doona ilaa lasoo magacaabayo Raysalwasaaraha cusub.Wasiirada Xukuumadii Cumar Cabdirashiid ayaa iyaguna Madaxweyne Sheikh Shariif ugu baaqay in ay sii wataan howlahooda inta lasoo magacaabayo xukuumada cusub.Horseed Media
http://horseedmedia.net/2010/09/21/kusi ... agacaabay/
http://horseedmedia.net/2010/09/21/kusi ... agacaabay/
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Can you not read somali young cub?
raysal wasaare ku meel gaar = temporary PM.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Is he interim, or permanent?
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
^^^ he is interim.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Shariff will see how he operates then if he is bad he will be replaced or he will remain.. new cabinet ministers will be picked by Goonjeex, this is great news sxb.HaragWafi85 wrote:^^^ he is interim.
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Why would anyone want the post just for a few more months is beyond me.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Well what will happen is, whoever becomes PM will largely be ineffective, just like the rest of the TFG, then he and the President will fight, and he'll be fired, and we'll get a new PM, or a whole new TFG will be put in place all together, and both will leave
Then we do the same thing again, and again, and again. This has been the case with the TFG since it started
The system is not meant to succeed
Then we do the same thing again, and again, and again. This has been the case with the TFG since it started
The system is not meant to succeed
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
Why is it great news? Are u pro TFG now?grandpakhalif wrote:Shariff will see how he operates then if he is bad he will be replaced or he will remain.. new cabinet ministers will be picked by Goonjeex, this is great news sxb.HaragWafi85 wrote:^^^ he is interim.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SOMALIA NEW PM GOONJEEX
How about MaslaxxoogSADE14 wrote:Why would anyone want the post just for a few more months is beyond me.

Maslax Maxamed Siyaad Barre oo loo magacaabey Jagada Ra'iisul-Wasaaraha Jamhuuriyada Dimuquraadiga ee Soomaaliya.
21.09.2010, 20:00, Muqdisho, Fiidnimo.
Ra'iisul Wasaare Maslax Maxamed Siyaad waxaa uu dhashay sanadkii 1950 bishii November 15-keedii. waxaana uu ku dhashay degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Musharax Maslax Maxamed Siyaad Waxaa uu leeyahay xaas iyo 5 caruur ah
Education background:
Waxbarashada:
1956 – 1968: Quranic School, Elementary, Intermediate and Secondary
1956-1968: bartay diinta Islaamka, ka baxay dugsi ilaa heer sare ah;
1968 – 1974 Master of Science, Military and Civil Engineering, Kubishef, University of Moscow
Culunta sare: 1968-1974: Shahaado jaamicadeed culuunta sayniska, ciidamada, iyo cilmiga Ingineerinka dhismaaha
Jaamacadda uu ka baxay: Jaamacadda Moscow Uninversity ee Kubishef
work experience:
1968 – 1974: Ministry of Defense from the rank of Captain to Colonel and executed many projects as an Engineer i.e.
1968-1974: Waxaa uu gaaray ilaa heer wasiir gaashaandhig isagoo ahaa Captain xilligii ay dowladda Militariga dhalatay, waxaana uu ka qaybqaatay mashruucyo dhismo iyo horumarineed sida dhismayaal badan oo uu ka askumay wadanka Soomaliya isagoo ahaa Ingineerkii naqshadeeyey dhismayaal badan oo bilicsan sida aad hoos ka aragtaana waxaa aqoontiisa ciidan uu ku dhisay mashruucyada hoos ku qoran
Building the national Museum
The National Library
Mogadishu stadium
Mogadishu industrial road
Many underground ammunition storage
1968-1988: Brigadier General and Commander of Mogadishu area sector
1988-1990: Brigadier General and chief of Staff of the Armed force
Last edited by grandpakhalif on Tue Sep 21, 2010 3:47 pm, edited 1 time in total.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: SOMALIA NEW PM??
WTF another dooro 
Makes me sick.
Why not HG, dir or rahanweyn.
4.5 sucksssss
Makes me sick.
Why not HG, dir or rahanweyn.
4.5 sucksssss
Last edited by AhlulbaytSoldier on Tue Sep 21, 2010 3:28 pm, edited 2 times in total.
-
Lord Diplock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: SOMALIA NEW PM??
Who cares man? the TFG is a complete waste of space.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SOMALIA NEW PM??
atlaest bintiland wont be stealing your resources. we are both on the same boatHutuKing01 wrote:WTF another dooro
Makes me sick.
Why not HG, dir or rahanweyn.
4.5 sucksssss
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: SOMALIA NEW PM??
Lord Diplock wrote:Who cares man? the TFG is a complete waste of space.
K.O............
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 2449 Views
-
Last post by TarTar
-
- 10 Replies
- 3121 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 3 Replies
- 2063 Views
-
Last post by Nubis
-
- 12 Replies
- 3649 Views
-
Last post by GAMES
-
- 16 Replies
- 9618 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 7 Replies
- 2422 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 50 Replies
- 87028 Views
-
Last post by paperino
-
- 16 Replies
- 34945 Views
-
Last post by Murax
-
- 2 Replies
- 1930 Views
-
Last post by Revolutionary
-
- 0 Replies
- 1952 Views
-
Last post by newsbot