Is this the Idamaale Hype or Is Xasan Turki Dead?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Is this the Idamaale Hype or Is Xasan Turki Dead?

Post by Cilmiile »

Waxaa Xafiiska Warsidaha Idamaale ee Magaalada Kismanyo Naga soo Gaaray Warar aanan wali la hubin oo sheegaya in Sheekh Xasan Turki iyo Sheekh Ibraahim Afghan ay u Geeriyoodeen Dhaawac ka soo Gaaray Dagaalkii Maxkamaduhu ay la Galeen Wasiirka Gaashaandhiga Col. Barre Hiiraale.

Dhinaca kale sida wararku nagu soo gaarayaan waxaa la sheegay Maxaabiistii lagu laayay Isbitaalka BuÂ’aale inay u dhinteen xanaaq iyo ciil ay Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ee Al-shabaab oo iyagu ka yimid Magaalada Muqdisho ka xanaaqeen geerida Sheekh Xasan Turki iyo Ibraahim Afghan.

Waxaa kale oo la inoo xaqiijiyay inay jiraan rag gaaraya 25 oo uu ka mid yahay Col. Axmed Cismaan Walad oo wada dhaawac culus ah la geeyay Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in ragaasu ay ku goÂ’doomeen goob aan gaadiidku gali karin oo roob badani ka daÂ’ay, waxaana la sheegay in lagu soo qaaday cagaf, oo kadib lagu keenay Goobaha ay diyaaraduhu ku dagi karaan oo maleeshiyaadka Maxaakimiintu ay ku suganyihiin.

Waxaa iyana jira in rag Maxkamadaha la socda oo ka soo jeeda Degmada BuÂ’aale ay qirtaan dilka Maxaabiista lagu laayay Isbitaalka BuÂ’aale, iyaga oo waliba sheegay in ragaasu ay laayeen Maleeshiyaad Muqdisho ka yimid oo caraysan.

Dagaalkaan oo ahaa isagu mid aad u kharaar ayaa la sheegay in labada dhinacba uu khasaare lixaadleh soo gaaray, waxaana Maanta saxaafada la hadlay Col. Fartaag oo ay Maxkamaduhu horey u sheegeen inay marna dileen, marna isaga oo dhawac ah, uu dhaawicii u dhintay taasoo labaduba beenoowday.

Waxaa iyana la sheegay in Nin Suudaani ahaa oo ka mid ahaa Ragii Dagaalka ku jiray oo lagu Magacaabo Cabdala Suudaani uu isagu ku geeriyooday Dagaalkii.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

united in crime jabkoodee qarsanayaan. why do you think fartag was boasting "taa ku dhignay xamarna wa laga ogyahay, kismaayan waa laga ogyahay, taariikh mid weligeed la ilaabin yaa ku dhacday, dardaarinki ee xamar geeyeene weenu soo gaartay" maxuu u yiri isagaa qoslayo Laughing Laughing Laughing
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Post by Cilmiile »

DS,

Has Xasan Turki spoken since the Bu'aale encounter?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Dowlo: Are u now mucaraad ? U change your positions more than a hooker on F*ck street in Hargeisa Laughing
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

"Waxaa iyana la sheegay in Nin Suudaani ahaa oo ka mid ahaa Ragii Dagaalka ku jiray oo lagu Magacaabo Cabdala Suudaani uu isagu ku geeriyooday Dagaalkii."


Laughing Laughing Laughing Laughing


Typical Idamaale...the best counter to Dayniile..
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Post by Cilmiile »

Cawar lol

Idamaale is something else.

Who can ever forget the CY at Salaatul Ciid photoshop episode. In a way odayga way ceebeeyeen. Drew attention to a fact that might otherwise have been missed Laughing

I think they should have hired the Isaaq boys who smeared the Daarood with Slavery lol
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

[quote="Cawar"]"Waxaa iyana la sheegay in Nin Suudaani ahaa oo ka mid ahaa Ragii Dagaalka ku jiray oo lagu Magacaabo Cabdala Suudaani uu isagu ku geeriyooday Dagaalkii."


Laughing Laughing Laughing Laughing


Typical Idamaale...the best counter to Dayniile..[/quote]

go listen to faratag's interview, he has the documents to proof this guy. and even before the fight, i remember faratag on hornafrik pointin out this guy is the militant head of the united in crime cell in jubas.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

[quote="Cilmiile"]DS,

Has Xasan Turki spoken since the Bu'aale encounter?[/quote]

yes like two days after the fight on hornafrik when he was supposedly already in dhoobley from bu'aale.
User avatar
Ay iisho
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1090
Joined: Thu Dec 18, 2003 7:00 pm
Location: baraako cabdoow

Post by Ay iisho »

[quote="Cawar"]"Waxaa iyana la sheegay in Nin Suudaani ahaa oo ka mid ahaa Ragii Dagaalka ku jiray oo lagu Magacaabo Cabdala Suudaani uu isagu ku geeriyooday Dagaalkii."quote]


Laughing Laughing


Dowlo,

I thought Farataag Died 2 years ago Rolling Eyes Rolling Eyes
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Post by Demure »

Some of these news web sites need journalism ettique 101 refresher. Waxee soo qoraan sometimes is not only unprofessional but unbelievable.
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Post by Cilmiile »

demure,

the MSM and its rules have been discredited.

The internet is the new paradigm. And the rules of the game are being written on the hoof.

Idamaale could be the way forward.
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Idamaale= Cumar mohmoud propoganda to counter dayniile and there murusade bullshidh Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”