Torturing Ur Brother For The Sake Of Ur Low Cast Master? !!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Torturing Ur Brother For The Sake Of Ur Low Cast Master? !!!

Post by Daanyeer »

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Daanyeer,

Waa wax laga ooyo, hase yeeshee ogow, si kasta oo uu qofku u ahaado caga leef, sharaf ka heli maayo cadowga agtiisa.... At the end of the day Somali is Somali in the eyes of Melez and his likes...

Waxaa jirey kuwo inta loo gacan geliyey Xabashi ay iskasii deysey Xabashidii.... Walaahay kuwii dhiibeyna ay ka hor geeriyoodeen kuwii ay dhiibeen....

Ma ogtahay Allaah SWT vacation kuma maqna mana hurddo.... Wax kasta wuu u jeedaa isaganaa abaal marin doona nin kasta ee ogow...
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

Ciidamo Ithoobiyaan ah oo magaalada Gaalkacyo ku qafaashay nin la xariiranayo ururka ONLF.

August 25- 2006 Horn Afrik, Mogadishu , Somalia

Ciidamada Ithobiya ee jooga gudaha magaalada Galkacyo ayaa gilinkii dambe ee maalintii shalay ka qafaashay magaalada Galkacyo nin la xariirinayo in uu ka tirsanaa ururka ONLF ee dalka Ithobiya.

Ciidamadaan Ithobiyaanka oo ay la socdaan kuwa ka tirsan maamaul gobaleedka Puntland ayaa shalay galab agagaarka shirkada Dahabshiil ee magaalada Galkacyo ka kaxeystay nin oday ah oo la sheegay in ay ku tuhumeen in uu xariir la leeyahay ururka ONLF .

Ninkaani ayaa lagu soo wamaray in marka ay ciidamada Ithobiyanka ay ka xeeynayeen uu lacag xawaalad ah uu ka soo qaadanayay shirkada Dahabshiil ee magaalada Galkacyo , iyadoo la sheegay in ninkaasi ay ciidamada Ithobiya ay ku soo hogamiyeen saraakiil ka tirsan ciidamada maamul gobaleedka Puntland ,iyadoo wararka qaar ay sheegayana in ninkasi odayga uu markiisii hore ka yimid meelo ka mid ah kilinka 5-aad ee ay soomalaida tegto in muddo ahna uu ku noolaa magaalada Galkacyo.

Mas`uuliyiinta ururka Onlf ayaan weli ka hadlin talaabada ciidamada Ithobiya ee jooga magaalada Galkacyo ay kula kaceen ninkaasi odayga ah ee la xariirinayo in uu ka tirsan yahay ururka ONLF

Ciidamo Ithoobiyaan ayaa dhawaan soo gaaray qeyo ka mid ah gobalka Mudug ,iyadoo qeybo ka mida ha ciidamadaasi ay weerareen deegfaanka Bandiiradley halkaasi oo ay qabsadeen ,waxaana weerarkaasi ku wehliyay ciidamo Ithoobiyaan ah iyo kuwa ka socda maamul gobaleedka Puntland iyo kuwa u daacad C/Xasan Cawaale Qeybdiid

Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Cadde Muuse ayaa sheegay in maamulkisa ay ciidamadaasi Ithobiyaanka u yeerteen siu ay tababar ugu furaan ciidamada mamau gobaleedka Puntland.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

CulumaaÂ’udiin shalay laga qabtay magaalada Gaalkacyo oo lagu wareejiyey ciidamada Itoobiyaanka.

December -2-2006 HornAfrik, Mogadishu

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa lagu wareejiyey culumaaÂ’udiin shalay maleeshiyaadka Cabdi Qeybdiid ay ku qabteen magaalada Gaalkacyo.

Sida HornAfrik ay u xaqiijiyen illo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa gacanta ciidamada Itoobiyaanka lagu wareejiyey Rag culumaaÂ’udiidn ah oo shalay maleeshiyadka Cabdi Qeybdiid ay ku xireen gudaha magaaladaas.

CulumaaÂ’udinkan oo tiradooda lagu sheegay ilaa Sideed qofood ayaa la saaray Baabuur ciidamada Itoobiyaanka leeyihiin kaas oo ka ambabaxay magaalada Gaalkacyo aadayana dhinaca wadada Garoowe.

Ma cadda meesha rasmiga ah ee culumadaas loo kaxeeyey balse wararka ayaa sheegaya in markii la marayey Goldogob culumada loo leexiyey dhanka xadka Itoobiya.

MasÂ’uuliyiin ka tirsan maamulka C/Qeybdiid iyo kuwa ka tirsan maamul goboleedka Puntlanad ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan xariga culumadaas.

Ilaha madaxa banaan ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay jiraan dhaqdhaqaaq xoogan oo ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa C/Qeybdiid ay wadaan iyo kuwa Puntland oo lagu ugaarsanayo culumaaÂ’udiinka ku dhaqan deegaanadaas kuwaas oo laga dareemayo in maxkamadaha ay taageersan yihiin.

Waa markii ugu horeysay oo culuma la qabto lagu wareejiyo ciidamada Itoobiyaanka oo maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka Cabdi Qeybdiid ay wareejiyaan.

Maamul goboleedka Puntland ayaa lagu eedeenayaa inay iyagana culumaaÂ’udiin ay qabteen ay ku wareejiyeen ciidamada Itoobiyaanka.
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Post by muslim-man »

May these dabodhilifs be cursed for persecuting culumada, balaayo idunku dhacday injir supporters.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”