Would you call him Stupid or naive?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Suga_lumps
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1097
- Joined: Fri Apr 09, 2004 7:00 pm
- Location: it was all a dream...........i use 2 read word up magazine
- Contact:
he's a smart guy....aslong as the marriage is done in the correct manner and in the halal way...........who cares about anything else!
and them old men need 2 get a life cos it is non of there business and it dont really concern them unless they are in the immediate bloodline!! qabil does not equal 2 family!

[quote="Dhaga Bacayl"]
I will get with Qudhac iyo Skippa to work on the details than I will have my people call his people...waad u qalataa inaanu dhawr cisho shaaha kaa cabno.
Adigu mid duriyada miyaad wayday?[/quote]
Dhaga, Bal qudhac oo nacebayniyaye maad qof kale ino eegtid?
Maya maan wayiin, Lakin ino cashaqo indha la'ayahaay manaad ogayn inadeer?
Lugg,
LOOOOOOL@ War seeddi wax iskula hadh dee, I didnt hear the "wax iskula hadh" word in ages...Bisinika.
Wara...Cheap-nimada iska dayo oo woxoon saame bal!!

Dhaga,
ninyow naga soo tooyo ninkan intaanaan gabadha ku darin, waan inaan hubsanaa inuu raasamaal iyo wax dhaqaalo ah hayo. waa intaasu nagu noqdaa kii xamar arooskiisa galbineyeen 17 gaadhi dameer. gabadh aad luggoyso kuu ma hayno dheh!
Luggoyo, saaxib this is no wacdi, I know nothing about your friend but waa ka kac xaalkiisu. If he'd gone about things the right way that fact finding mission from the elders would have never taken place and he would have saved himself and those old goats a whole lot of embarrassment! adu se hadaad guurdoon tahay, you had better come correct!

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Gogo,
7abibti, odeyadan yaryar ee Dhego iyo Skippa ay hoggaminayaan ka bax baddooda, hawshani aniga iyo adinga ayay noo taalla, nimankani waxay u tafo xaydanayaan inay aniga i xaalufiyaan oo dhaqaalahayga ayay cadow ku yihiin, especially Dhego, waa ninkii aan kaa qaaday marka wali wuxuu ila daydayayaasiduu iiga aarsan lahaa.
Skippa
@ 17 gaadhi dameer, Goddamnit, where did he get all those dameers?
War hee dheh, intan waynu isaga dhoweyn aniga iyo adiguye ma Dhego ayaa igu kaa diray?
7abibti, odeyadan yaryar ee Dhego iyo Skippa ay hoggaminayaan ka bax baddooda, hawshani aniga iyo adinga ayay noo taalla, nimankani waxay u tafo xaydanayaan inay aniga i xaalufiyaan oo dhaqaalahayga ayay cadow ku yihiin, especially Dhego, waa ninkii aan kaa qaaday marka wali wuxuu ila daydayayaasiduu iiga aarsan lahaa.
Skippa
War hee dheh, intan waynu isaga dhoweyn aniga iyo adiguye ma Dhego ayaa igu kaa diray?
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Skipa,
Saaxiib maxaynu soo tooyana sawtan iyadii ina leh jacaylku wuu indha la' yahay...tolow yarta muxuu tusay.
Lugooyo,
Waxaa layidhi "SEEDIGAA HA COLYSAN WALAASHAA ISKUMA HUBTIDE"
Markaa inan kolay xagayga dhoosha kaaga qoslayeey waa wax jira laakiin saaxiib GABADHA waa shan ka roon boqol kala bax markaa bal guriyaha XAARKA lo'da (cows) laga sameeyuu ka ilaali way ku hidhistaaye.
Gog,
Ma imikaad damacday inaan dameerahana rarato oo gaadhiyo lagaaga dhigo...imikaaad dhawdahee maad ka joogi...

Hadalka oo kuuban..no aroos/duco/qado/something damn it.. no Gogo Xaji Khamiis..As Skippa said **gabadh aad luggoyso kuu ma hayno!**
Marka anaga oo dumrka duriyada ah oo sharafta iyo qaayaha nalugu yaqaan, ragayaguu marki wax yidhahan kama daba hadalnuu..U have 2 men to deal with..Ka dabaalo ban ku yidhi
***Gog,
Ma imikaad damacday inaan dameerahana rarato oo gaadhiyo lagaaga dhigo...imikaaad dhawdahee maad ka joogi...**
Dhaga, Inaanan dameer iyo dibi tuuna raciniin wad ogtahaay ee..Lakin jacaylkuna oo jira ina la so qiima jabiyo-na mafiicna..Marka, tii ninkan ku raciisa bila waxba inigo ma "ehii"..<--i think thats the right spelling!
Hadalka oo kuuban..no aroos/duco/qado/something damn it.. no Gogo Xaji Khamiis..As Skippa said **gabadh aad luggoyso kuu ma hayno!**
Marka anaga oo dumrka duriyada ah oo sharafta iyo qaayaha nalugu yaqaan, ragayaguu marki wax yidhahan kama daba hadalnuu..U have 2 men to deal with..Ka dabaalo ban ku yidhi
***Gog,
Ma imikaad damacday inaan dameerahana rarato oo gaadhiyo lagaaga dhigo...imikaaad dhawdahee maad ka joogi...**
Dhaga, Inaanan dameer iyo dibi tuuna raciniin wad ogtahaay ee..Lakin jacaylkuna oo jira ina la so qiima jabiyo-na mafiicna..Marka, tii ninkan ku raciisa bila waxba inigo ma "ehii"..<--i think thats the right spelling!
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Lol@dibi...
Baribaa aniga iyo inaabtigay oo Qaahira ka yimid dibi yar habar yartii na so siisay ..wixii naga qabsady ILAAHAY ayuunbaa ogaa.
Back to the topic.
Horta waa khayr hadii aad indhaha maruun kala forteed aragtay inuu cariish kuugu tala galay inaad ku noolaato xaarka lo'dana dhuxul ka dhigato.
Lugooyo,
Inatii kuma rabto markaa saaxiib ina kala kaxee
P.S. waxoogaagi laaluushka ahaa eed i siisayna laba RIYAAD u qaado.
Baribaa aniga iyo inaabtigay oo Qaahira ka yimid dibi yar habar yartii na so siisay ..wixii naga qabsady ILAAHAY ayuunbaa ogaa.
Back to the topic.
Horta waa khayr hadii aad indhaha maruun kala forteed aragtay inuu cariish kuugu tala galay inaad ku noolaato xaarka lo'dana dhuxul ka dhigato.
Lugooyo,
Inatii kuma rabto markaa saaxiib ina kala kaxee
P.S. waxoogaagi laaluushka ahaa eed i siisayna laba RIYAAD u qaado.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
[quote="Gogarad"]Dhaga,
War niyo ilay isku dira dirali aya tahaay..lool.. war ninka ha igu dirin ee waxan ku yidhi indhaha uun oo casee. Bisinka iyo burdaha... luguma yaqaan ilayn...
[/quote]
I told ya. Ninkani intuu gurigaaga kaa saaro ayaanu guriga kalena ku geyneynin ee aniga hadalkayga maqal wax ii kaa dhaama heli mayside
War niyo ilay isku dira dirali aya tahaay..lool.. war ninka ha igu dirin ee waxan ku yidhi indhaha uun oo casee. Bisinka iyo burdaha... luguma yaqaan ilayn...
[/quote]
I told ya. Ninkani intuu gurigaaga kaa saaro ayaanu guriga kalena ku geyneynin ee aniga hadalkayga maqal wax ii kaa dhaama heli mayside
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1115 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 2 Replies
- 301 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by RIIGHAYE
-
- 6 Replies
- 713 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 535 Views
-
Last post by Kamal35
-
- 15 Replies
- 1456 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 0 Replies
- 529 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 27 Replies
- 1859 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 40 Replies
- 2319 Views
-
Last post by gedo_gurl