to "investigate" the Bu'aale incident where 5 injured POWs were murdered whilst lying in the hospital. The spokesperson reveals the sheer hypocrisy of Indacade by quoting his own words and his blameworthy takfir. Why is there still no response and condemnation of this incident from the officials of ICU. If they profess to act on the Islamic Law, why the sudden silence in condemning this grave injustice.
I remember the words of Ibraahim Shukri who, after days of the incident, boastly said that this incident will be quickly forgotten and people will cease blaming the ICU.
Warsaxaafadeed ay soo saareen waalidiinta iyo ehelada shantii nin oo dhawaaca a aheyd oo maleeshiyo beeleed ka tirsan midowga maxkamadaha ay si arxan darro ugu dileen magaalada Buaale ayaa si kulul ugu jawaabay guddi la sheegay inay midowga maxkamadahu u magacaabeen inay tagaan gobalka GEDO oo la soo xaajooda falkii arxandarada ahaa ee loo geystay shantaas oo dhalinyarada aheyd.
Warsaxaafaeedkan ayaa lagu sheegay inaysan marnaba raali ka noqon doonin in rag uu magaalada Muqdisho ka soo aruursaday Yusuf Indhacadde oo asagu sheegay inuu kale diray guddi ay horay ugu saareen midowga maxkamadaha inay soo baaraan falkii waxuushnimada ahaa ee loogu geystay shantaas dhalinyarada dhaawaca ahaa magaalada Buaale.
"Waxaa ayaan darro ah in Yusuf Indhacadde oo asagu kal hore ku tilmaamay dhalinyaradii dhowaaca aheyd oo la laayey kuwa "Gaalo Ah", inuu inta rag ka aruursado magaalada Muqdisho uu yiraahdo waa guddi aan u dirayno inay la soo xaajaadaan dadkii la laayey, wacyi galinna u tagaan gobalka GEDO", ayuu ku sheegay warsaxaafadeedkiisa afhayeenka shantii nin oo dhowaaca aheyd oo lagu xasuuqay magaalada Buaale.
Afhayeenku waxaa kale oo uu ka digay qatar ay leedahay in rag la soo aruuriyey magaalada Muqdisho, lana fikrad ah Yusuf Indhacadde inay yimaadaan gobalka GEDO, oo ay sheegeen inay dhalin karto isku dhac iyo qas ka bilowda gobalka GEDO oo shacabkiisu ay soo mareen xaalado dagaalo ahli ah, hadana ka soo kabsanaya daadkii roobabkii deyrta oo qasaaro naf iyo maalba geystay.
Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa kale ay mar kale lagu sheegay inay midowga maxkamadaha masuuliyiintooda ugu sareeysa ay ka gaabsadeen ama diideen inay la hadlaan waalidiintii iyo eheladii dhalinyaradii la laayey, iyaga oo weliba ku sheegay qoraalo badan ay gudbiyeen inay masuuliyiinta ugu sareysa midowga maxkamadahu ay si toos ugu hadlaan falkaan noocaan oo kale ah oo weligiis ka dhicin wadanka Soomaliya.
Afhayeenka Dhalinyaradii Lagu Laayey Buaale
M Maxamuud Cali-B/Xaawo, Gedo
http://www.gedonet.com/index.php?news=769
Reply to the so-called committee set up by Indacade
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Jeffrey Dahmer
- SomaliNetizen

- Posts: 634
- Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
tell the cimaamad-wearing thugs to send their "fact finding committee" up their arab cum filled holland tunnels!
shantii nin oo Bu'aale lagu xasuuqay balan ilaaheey waxaa nagu ah hadeeysan boqolaal udhiman......... fukk raali gelin, fukk diyo and most importantly fukk the ICU!
AW
CW is not important in the fight to clean the arab concubines from somalia. its in the south where the biggest battle(s) will be fought and won by our forces. insha'allah
shantii nin oo Bu'aale lagu xasuuqay balan ilaaheey waxaa nagu ah hadeeysan boqolaal udhiman......... fukk raali gelin, fukk diyo and most importantly fukk the ICU!
AW
CW is not important in the fight to clean the arab concubines from somalia. its in the south where the biggest battle(s) will be fought and won by our forces. insha'allah
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1241 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 3 Replies
- 664 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 4 Replies
- 342 Views
-
Last post by Jeffrey Dahmer
-
- 0 Replies
- 218 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 49 Replies
- 6459 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 36 Replies
- 2820 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 260 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 5 Replies
- 568 Views
-
Last post by Twist